WASHINGTON (DAYNIILE.COM)-Dowlada Mareykanka ayaa qorshaheedii canshuur kordhinta waxay ku soo dartay lacagaha dalkooda laga soo diro ee loo diro meel ka baxsan dalkooda taasoo qiimo go’an ay u yeeleen.
Guud ahaan lacagaha loo dilo meel ka baxsan dalkooda waxay mareykanku saareen canshuur kordhin dhan %3.5, guud ahaan Sooamalida ka xamaalata dalka Mareykanka ayuu saameyn doonaa .
Sharcigaan oo uu saxiixay Madaxweyne Trumplacaha ayaa lacagaha xawilaadaha ee laga diro mareykanka wuxuu hoos u dhici doonaa %5.6, dalalka ay sida gaarka ah u saameyn doonto waxaa lag kaa sheegay Somalia,Mexico iyo India.
Dhanka kale Soomaalida ku dhaqan dibadaha ayaa sanadkii 2023-kii waxay isu geyn dalkooda u soo direen 1 BILYAN iyo 73 Dolar taasoo warbixinta lagu sheegay inay ka badan tahay deeqaha caalamku siiyo Somalia ee dhanka horumarinta iyo kuwa bini’aadanimada.
XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM
