HomeCiyaarahaCaqliga macmalka oo saadaaliyay cidda finalka koobka adduunka ee kooxaha isugu imaaneysa

Caqliga macmalka oo saadaaliyay cidda finalka koobka adduunka ee kooxaha isugu imaaneysa

XIGASHO LAACIB.NET

Caqliga Macmal-ka ah(Ai) ayaa saadaaliyay in final-ka Koobka Naadiyada Adduunka ee bisha July ay isku haleeli doonaan Real Madrid iyo PSG.

Saadaasha ayaa muujisay in Real Madrid ay ugu dambayn ku guuleysan doonto tartanka, iyagoo PSG ku garaacaya 3-2 final-ka.

Kylian Mbappe ayaa la filayaa inuu dhaliyo labo gool kulankaas, halka goolasha Real Madrid ay kala dhali doonaan Vinicius Jr, Dembele iyo Fabian Ruiz.

Haddii Real Madrid ku guuleysato koobka, waxay kasban doonaan lacag ku dhow $150 milyan.

Sidoo kale, Madrid waxay xiran doontaa astaanta Kooxda Ugu Fiican Adduunka (World Champions badge) muddo afar sano ah ilaa tartanka xiga.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -