Wararka ka imaanaya magalada Guriceel ayaa sheegaya in 3 Caruur ah oo isku qoys ah ay ku  dhimateen 5 kalana ay ku dhaawacmeen kadib markii Caruurtaasi la sheegaya in ay garaaceen haraadiga Waxyaabaha Qarxa oo yaalayDeegaan ku yaala dhanka Waqooyi Berri ee degmadda Guriceel.

Dhaawacyadda ayaa la geeyay Isbitaalka Fayo Care ee degmadda Guriceel, si Loola Tacaalo waxaana La sheegayaa in Qarakood dhaawacyadooda ay Culus yihiin

Sidoo kale Masuuliyiin ka tirsan Maamulka degmadda Guriceel iyo qeybaha Bulshadda ayaa gaaray goobta wax ka dhaceen, waxayna Gurmad u sameeyeen Qoyskii ay dhibaatadaan gaartay

 

Office Nairobi Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here