RASMI: UEFA Oo Ganaaxday SIDEED Kooxood Oo Yurub Ka Dhisan & Barcelona Oo Badbaaday

0
Guddiga Dhaqaale Wanaaga Koooxaha Yurub ee uu hogaamiyo Sunil Gulati ayaa ku dhawaaqay dhowr go’aamood oo la xiriira kooxaha ka qeyb qaatay tartamada Yurub xilli ciyaareedkii la soo dhaafay ee 2021-22. Sideed...

“Waxa Uu Noqon Doonaa Xiddigii Ugu Fiicnaa Taariikhda Premier League” – Halyeyga Liverpool Oo...

0
      Erling Haaland wuxuu noqon doonaa xiddigii ugu fiicnaa taariikhda horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League, sida uu rumaysan yahay difaacii hore ee Liverpool ee Jamie Carragher oo meel iska dhigay xafiiltanka...

DEG DEG: Xarunta Xiriirka Kubada Cagta Turkiga Oo La Xabadeeyay & Xiddigii Hore Real...

0
Waxaa la xabadeeyay xarunta xiriirka kubada cagta Turkiga iyadoo labo shaqsi oo looga shakiyay inay ka danbeeyeen la xiray. Xiddigii hore ee Real Madrid, Bayern Munich iyo Galatasaray Hamit Altintop ayaa ka...

UEFA Oo Sharciyo Cusub Ku Soo Kordhisay Champions League & Amaro La Siiyay Garsoorayaasha

0
Advertisements UEFA ayaa ku amartay maanta garsoorayaasha Champions League inay ciqaabaan ciyaartoyda ruwaayada jila ee ka badbadiya marka qalad lagu galo iyagoo isku dayay in ciyaaryahankii taabtay kaarka hurdiga ah la siiyo. UEFA...

Koox Premier League Oo Iska Diiday Neymar Xagaagii & Sababta Oo La Ogaaday

0
Suuqa kala iibsiga xagaaga ayaa soo xirmay, laakiin sheekooyinka ku saabsan wixii dhacay intii uu furnaa ayaa haatan soo baxaya. Waxaa haatan la ogaaday in Paris Saint-Germain ay dooneysay inay iska iibiso...

“Waxaan Go’aansaday Inaan Barcelona Joogo!!” Xiddigii La Filayay Inuu Ka Hayaamo Camp Nou Oo...

0
Xalay oo ahayd saacadaha ugu dambeeyay suuqa xagaaga ayaa ahaa kuwo layaabku ku badan yihiin oo kooxuhu badi isku dayayaan inay xilli dambe dhaqdhaqaaq lama filaan ah sameeyaan. Mid kamida kooxaha isbedelada...

Waxa Uu Lionel Messi Ka dhahay Saxeexa Cusub Ee Liverpool Ee Arthur Melo

0
Weeraryahanka kooxda Paris Saint-Germain oo dad badani u aqoonsan yihiin midka ugu fiican taariikhda ayaa hore qiimayn ugu sameeyay saxeexa cusub ee Liverpool ay xalay sida rasmiga ah ugu dhawaaqday ee...

Saxiixyadii La Dhameystiray Maalintii Ugu Danbeysay Suuqa Kala Iibsiga Xagaaga (Liiska Dhameystiran)

0
Suuqa kala iibsiga xagaaga ayaa si rasmi ah u soo xirmay iyadoo maalintii ugu danbeysay suuqa kala iibsiga la sameeyay saxiixyo badan oo waa weyn. Waxay shabakada Laacib halkaan idiin soo gudbineysaa...

DEG-DEG: Man City Oo Saxeexeedii LIXAAD Ee Xagaagan Ku Dhawaaaday

0
Manchester City ayaa haatan si rasmi ah u shaacisay saxeexeedii lixaad ee ay ka samaysay gudaha suuqa xagaagan. Sky Blues ayaa horeba suuqa ugala wareegay Erling Haaland, Kalvin Phillips, Julian Alvarez, Ortega...

Miyay Liverpool Maanta Saxeex Kaga Baxaysaa Suuqa? Klopp Oo Jawaabtii Jamaahiirta Reds Sugayeen Bixiyay

0
Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa ka hadlay haddiiba kooxdiisu ay wax saxeexyo ah ka samayn doonto suuqa maanta oo ah maalinta ugu dambaysa suuqa xagaaga. Klopp ayaa hadlay kaddib kulankii...
- Advertisement -

APLICATIONS

Ibrahimovic ma fariisan doono ilaa uu arko ciyaaryahan isaga ka xoog...

0
Zlatan Ibrahimovic wali ma hayo qorshe la taaban karo oo uu kaga fariisanayo ciyaaraha inkastoo dhaawaciisii ​​ugu dambeeyay uu soo gaaray, isagoo ku andacoonaya inuu...

HOT NEWS