Warbixin: Maxaa sababay In Mogadishu laga dareemo Xaalad Dhaqaalo xumi
Magaalada Muqdisho waxaa ka taagan dhaqaale xumo baahsan oo saameyn ku yeelatay nolosha dadka magaalada. Warbixin la daabacay December 2024 ayaa muujisay in xaaladda dhaqaale ee caasimadda ay gaartay heerkii ugu...
Madaxweynahii hore Farmaajo oo taageeray ciidanka Puntland
Howlgalka geesinimada leh ee ciidamada ammaanka Puntland ay ku qaadeen argagixisada waa tallaabo muhiim ah oo xoojinaysa halganka guud ee lagaga sifeynayo dalka argagixisada gumaadka ku haya dadkeenna, kana soo horjeeda...
MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo Masar ku wajahan
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta lagu wadaa in uu gaaro Magaalada Qaahira Xarunta Dalka Masar, halkaas waxa uu kula kulmi doonnaa dhiggiisa Cabdifitaax Al-Siisi si ay uga...
Diyaaradda Kenya Airways oo wajahaysa fadeexad ka dhalatay qof rakaab ah oo shaqaaleheedu ay...
Diyaarada Kenya Airways (KQ) ayaa saacado ka hor hawada ka saartay muuqaal baraha bulshada si xoog leh u qabsaday oo muujinayay iska horimaad dhexmaray shaqaalaha diyaaradda iyo qof rakaab.
Muuqaalka oo ay...
Israa’iil oo weerartay cisbitaalka Gaza iyadoo ay sii kordhayaan baaqyada ku aaddan sii deynta...
Ciidamada Israel ayaa duqeymo xoogan ku haya Isbitaalka Baptist ee magaalada Gaza, maalmo kadib markii ay weerareen oo dab qabadsiiyeen Isbitaalka Kamaal Adwan ee magaalada Beit Lahiya. Milateriga ayaa xaqiijiyay inay...
faalada toddobaadka Soomaalida & fahamka Dowladnimada
https://youtu.be/0WSpQCrQvOQ?si=stRAQfDe1fvGKbzo
Donald Trump oo qorshaynaya inuu xoog ku qabsado meelo ka baxsan dhulka Mareykanka
Madaxweynaha la doortay ee dalka Mareykanka Donald Trump ayaa laga cabsi qabaa inuu awood ciidan u adeegsado qabsashada kanaalka Panama iyo jasiiradda Greenland ee hoostagga boqortooyada Denmark.
Intii lagu jiray shir jaraa’id...
Dowladda Fedaraalka oo soo saartay amaro culus oo ku socda Ganacsatada Soomaaliyeed
Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa soo saartay amaro culus oo ay ganacsatada Soomaaliyeed uga digeyso ineysan la shaqeyn karin, waxna aysan u fududeyn karin waxa loogu yeero Argagixisada.
Warsaxafadeed...
Al-Shabaab oo baahiyeen in laga dilay horjooge sare oo muhiim u ahaa
kooxda Al-Shabaab ayaa qirtay dilka horjooge sare oo lagu dilay duqeyn ka dhacday deegaanka Kunyo-Barrow ee yobolka Shabellaha Hoose.
Horjoogahan oo lagu magacaabi jiray Maxamed Mire Jaamac oo sidoo kale loo yaqaanay...
Saameyn noocee ah ayay dunida ku yeelanaysaa ka bixitaanka Mareykanka ee Ururka Caafimaadka Adduunku...
Ayadoo uu Mareykanka dhowaan shaaciyay inuu ka baxayo Ururka Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa waxaa dunida ka soo yeeraya dhambaalllo walaac xambaarsan oo arrintaas looga falcelinayo.
Ka bixitaanka Mareykanka ee ururkan ayaa...