Advertisement

Ra’iisul wasaaraha XFS oo xarigga ka jaray xarunta gurmadka degdega ah ee isbitaalka Martiini

0
Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray xarunta gurmadka deg-degga ah ee Isbitaalka De Martino, oo loo dhisay, loona qalabeeyey qaab casri ah. Ra’iisul Wasaare Xamsa,...

Saameyn noocee ah ayay dunida ku yeelanaysaa ka bixitaanka Mareykanka ee Ururka Caafimaadka Adduunku...

0
Ayadoo uu Mareykanka dhowaan shaaciyay inuu ka baxayo Ururka Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa waxaa dunida ka soo yeeraya dhambaalllo walaac xambaarsan oo arrintaas looga falcelinayo. Ka bixitaanka Mareykanka ee ururkan ayaa...

Warbixin: Maxaa ka dhalan kara Khilaafka Shirkaddaha Diyaaradaha iyo Wasaaradda Duulista Soomaaliya?

0
Khilaafka u dhexeeya shirkadaha diyaaradaha Soomaaliyeed ee ku mideysan ururka AOA iyo Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (HDRS) ayaa sababi kara saameyn ballaaran oo ku timaada adeegyada duulimaadyada gudaha iyo dibadda ee...

maxay ka dhigantahay in Kenya ay Soomaalida ka reebtay dadka Visa la’aanta ku tagi...

0
Dowladda Kenya ayaa saacado ka hor shaacisay qorshe la yaab ku noqday dadka iyo dowladda Soomaaliya, ka dib markii ay sheegtay in dhammaan dadka ku nool qaaradda Afrika ay dalkeeda Visa...

Madaxweynaha Somaliland oo Sheegay in Somaliland Ay Ka Mid Tahay Mulkiilayaasha Badda Cas

0
Madaxwynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa sheegay in Somaliland ay xubin muhiim ah ka tahay Badda Cas, isla markaana ay mudantahay in lagala tashado arrimaha la xidhiidha. Waxa uu sheegay in...

Puntland iyo Galmudug oo go’aamo kasoo saaray colaadda u dhexeysa beelaha Sacad iyo Leelkase

0
Mas’uuliyiinta labada maamul ee Galmudug iyo Puntland, oo ku hawlan nabadaynta gobolka Mudug, ayaa yeeshay kulan si xal kama dambays ah loogu helo colaadda soo noqnoqotay ee u dhexeysa beelaha Sacad...

NISA oo digniin u dirtay ganacsatada, dallaaliinta, iyo darawallada gaadiidka

0
Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka oo warsaxaafadeed soo saartay ayaa digniin u dirtay ganacsatada, dallaaliinta, iyo darawallada gaadiidka, kuwaas oo ay sheegtay in ay ku howlan yihiin bixinta Zakawaadka ay...

Abwaan cabdulle Geedanaar oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho

0
Allaha u naxariistee waxaa goor dhow geeriyooday Abwaan Cabdulle Geeda-naar oo kamid ahaa Suugaanyahannada waaweyn ee soomaalida, gaar ahaan Laashinnada. Abwaanka oo la sheegay inuu maalmihii la soo dhaafay ku xanuunsanayay deegaanka...

DEG DEG: Diyaaraha gudaha dalka oo gebi-ahaanba joojiyey shaqadii

0
Diyaaraha gudaha dalka ayaa gebi-ahaanba joojiyey shaqadii, iyaga oo cabasho xooggan ka muujiyey Dowladda Soomaaliya. Tallaabadan ayaa si weyn u saamaynaysa gobollada koonfurta dalka oo badi lagu socdo duulimaadyada cirka, xaaladaha ammaan...

Madaxweynaha JFS oo ka qeyb-galay shirka dhaqaalaha dunida ee DAVOS

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku sugan magaalada Davos ee dalka Switzerland, halkaas oo uu kaga qeyb galayo Shirweynaha Dhaqaalaha Adduunka. Madaxweynaha ayaa Shirka ka jeedindoona khudbad muhiim...
- Advertisement -

APLICATIONS

Best steam cleaners and steam mops 2024: Drive grime …

0
In the search for a cleaner and more healthy home environment, steam cleaners and steam mops have emerged as vital gadget. These devices harness...