Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa ka tacsiiyeeyay geerida ku timid Allaha...
Madaxweynaha ayaa yiri “ waxaan xanuun geerida la wadaagayaa ehelka, asxaabta iyo odayaashii dhaqanka ee uu ka baxay Allaha u naxariistee Ugaas Cabdi-Daahir Ugaas Nuur oo xaqii maanta u yimid.
Ogaalkeyga Ugaasku...
RW ku xigeenka 1aad XFS oo sheegay in aanay jirin caqabad hor istaagi karta...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka 1aad ee Dalka Saalax Axmed Jaamac ayaa sheegay in Waddanka ay ka dhici karto Doorasho Qof iyo Cod ah, fursadda ugu weyn ayuu tilmaamay in ay heystaan...
Trump oo durba soo saaray amarradii ugu adkaa
Madaxweynaha Dalka Mareykanka Donald Trump oo saacado ka hor loo dhaariyay xilka madaxweynaha dalkaasi ayaa durbaba is badel maamul oo xoog leh, kuwaas oo ay ku jiraan burinta qaar kamid ah...
Soomaaliya iyo Slovenia oo Xoojinaya Iskaashiga Dib-u-dhiska iyo Horumarinta
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa magaalada New York kula kulmay Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Yurub ee Jamhuuriyadda...
Siyaasiyiinta Mucaaradka ma ku saxan yihiin xiligaan oo muda xileedkiisa dhamaan Xasan Sheikh in...
https://youtu.be/NsX_AxMxamw?si=ss5e-esz-0OmQbg6
Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay heshiis Shaqo abuur oo ay lasoo gashay Sacuudiga
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha Bulshada Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Yuusuf Maxamed Aadan ayaa maanta faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay heshiis shaqa abuur loogu sameynayo dhalinyarada oo ay dhawaan dowladda la gashay...
Wasiirka Beeraha XFS oo soo bandhigay qorshe ay Soomaaliya uga bixi karto dhaqaale xumada
Wasiirka wasaaradda Beeraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Csbdi Xayir (Maareeye) ayaa sheegay in uu jiro hannaan ay Soomaaliya uga bixi karto Saboolnimada iyo kaalmada shisheeye ee magac xumada u horseeday.
Wasiirka...
Xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka (UPD) oo Soo Dhaweeyay Furitaanka Diiwaangelinta Ururrada Siyaasadda
Xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka (UPD) ayaa si rasmi ah u soo dhaweeyay furitaanka “Diiwaangelinta Ururrada Siyaasadda Dalka,” oo uu maanta ku dhawaaqay Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha.
Xisbiga UPD,...
Donald Trump oo si rasmi ah loo dhaariyay madaxtinimada Mareykanka
Donald Trump ayaa markii labaad loo dhaariyo xilka madaxweynaha Mareykanka, asagoo noqanaya madaxweynayaasha 47-aad ee dalkaas, waxaana caleemo saarkiisu ka dhacay magaalada Washington DC.
Trump ayaa sheegay inuu waxqabad baaxad leh ku...
Siyaasiyiinta Mucaaradka ma ku saxan yihiin xiligaan oo muda xileedkiisa dhamaan Xasan Sheikh in...
https://youtu.be/NsX_AxMxamw?si=0RR7vQIoq9bNWFQ1