Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Qaabilay Masuuliyin QM ka socday+SAWIRRO
Muqdisho, Soomaaliya – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Marwo Marina Walter, oo ah Ku-xigeenka Agaasimaha Goboleedka ee Dalalka Carabta ee Barnaamijka...
Safiirka Soomaaliya ee Switzerland oo kulammo la qaadatay dhiggeeda dalalka Sacuudi Carabiya iyo Kuwait
Safiirka Soomaaliya ee dalka Switzerland ahna wakiilka Soomaaliya ee Qaramada Midoobay ee Geneva Ambassador Khadra Ducaale ayaa halkaas kulan kula qaadatay dhiggeeda Boqortooyada Sacuudi Carabiya Ambassador Abdulmohsen M.Binkhothaila.
Ambassador Khadra Ducaale iyo...
Wasiir Dowlada ka tirsan oo UNDP kala hadlay fulinta mashaariicda+SAWIRRO
Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka, mudane Hassan Moallin iyo agaasime ku-xigeenka UNDP ee wadamada Carabta, Ms. Marina Walter, oo booqasho ku timid dalka ayaa maanta Muqdisho ku yeeshay kulan looga hadlay...
Taliyaha militariga itoobiya oo ka jawaabay eedeyn ay Soomaaliya u jeedisay Itoobiya
=XIGASHO BBC SOMALI=
Dowladda Itoobiya ayaa beenisay eedeynta dowladda Soomaaliya ee ah in ay hub ku soo daabuleyso Soomaaliya.
Taliyaha militariga Itoobiya Burhaanu Jula ayaa waxba kama jirana ku tilmamaay eedeyta ka timid...
Taliyaha booliiska muxuu kala hadlay Wafdiga Urur goboleedka Bariga Afrika
Sida lagu shaaciyay barta Fecebook ee Taliska Booliiska Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cusmaan Cabdullaahi ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha Guud ee Ururka Heeganka Barriga Africa Sarreeye Guuto Paul...
DEG DEG: Madaxweyne xigeenka Kenya oo Xilka laga xayuubiyay
NAIROBI (DAYNIILE.COM)-Madaxweyne xigeenka Kenya Rigathi Gachagua ayaa goor dhaw xilka laga xayuubiyay madaama maalmihii ugu danbeeyay culeys uu saarnaa oo aadna loo sii sheegay in xilka ka qaadis ay ku soo...
Wasiirka qorsheynta muxuu kala hadlay Agaasime Goboleedka UNDP +SAWIRRO
Muqdisho - 8-da October 2024, Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud C. Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa magaalada Muqdisho ku qaabilay Ku-Xigeenka Agaasime Goboleedka UNDP ee...
Af-ayeenka Booliiska oo digniin u direy dadka bacaha isticmala iyo ciyaal weerada cusub.
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Af-hayeenka Booliiska ayaa ku celiyay digniinta isticmaalka bacaha madaama Wasaarada Deegaanku dhawaan mamnuucday islamarkaana bishii loo qabtay ay ahayd bishaan Oktoobar ee 10-ka ku sii dhaw.
Af-hayeenka wuxuu carabka ku adkeeyay...
Ra’iisulwasaaraha oo maanta daah-furay barnaamijka Badmaal+SAWIRRO
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta daah-furay barnaamijka Badmaal.
Barnaamijkaan ayaa diiradda saaraya taageeridda bulshooyinka xeebaha iyo horumarinta maareynta Kalluumeysiga ee guud ahaan dalka iyo isku-xirnaanta...
Wararkii ugu dambeeyay ee xaalada Qaza
QAZA (DAYNIILE.COM)-Ugu yaraan 25 falastiiniyiin ah – oo ay ku jiraan lix carruur ah iyo laba dumar ah – ayaa lagu dilay duqaymaha cirka ee Israa’iil ee bartamaha Gaza iyadoo askartu...