Guux ka jira Caawa Muqdisho & Go’aan u Farmaajo qaadan karo.

0
  Sida hore idiinku sheegay waxaa sii xoogeysanaya caawa wararka sheegaya in Villa Somalia ay damacsan tahay xilka qaadista Col. Xasan Cali Nuur Shuute oo ah Guddoomiyaha maxkamadda ciidamada qalabka sida. Guux weyn...

Wasiiradda Haweenka Soomaaliya Hanifa Oo ku eedeysay Lafta Garee in uu weeraray guriga Hooyadeed

0
  Wasiirka Haweenka XFS Xaniifa Xaabsade, ayaa sheegtay in Madaxweynaha K/Galbeed Lafta Gareen Ciidan ka amar qaata oo NISA ah ay weerar ku qaadeen gurigga Hoyaadeed, Sidoo kalena ay dil ugu hanjabeen...

Xog: Taliye Shuute ninka lagu baddali rabo waa kuma?

0
Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa inoo sheegay in  La magacaabi rabo nin lagu magacaabo Abdirahman Hassan Shareeco waa ninka lagubadli rabo Shuute Gudoomiyaha Maxkamada Sare . Todobaadkan wuxuu balan qaaday Shuute...

Wasiirka Amniga C/llaahi Maxamed Nuur ayaa u hambalyeeyay Taliyaha cusub ee Nabadsugida Gobolka Banaadir

0
Wasiirka Amniga C/llaahi Maxamed Nuur ayaa u hambalyeeyay Taliyaha cusub ee Nabadsugida Gobolka Banaadir Muxidiin Warbac, isagoo u xaqiijiyay inuu diyaar u yahay agab kasta oo bulshada loogu adeegi lahaa  

DEG DDG Dagaal Xoogan oo hadda kasocda Qayba kamid ah Muqdishu

0
D Dagaal Xoog leh ayaa ka socday Xaafadda Gees-timirka ee degmada Hilwaa.Dagaalka ayaa u dhaxeeya ciidamo kala taabacsan laba sarkaal oo ka wada tirsan ciidanka Xoogga dalka. Ilo Kuwa Amniga ah ayaa...

Farmaajo oo damacsan goordhaw xilka qaadista Gudoomiyaha Maxkamada Ciidmada qalabka sida Shuute

0
Madaxweyne Farmaajo oo goordhow xilka ka qaadi doona Gudoomiyaha maxkamada ciidamada qalabka sida Gaashaanle Sare Xasan Cali Shuute. Arrintaan hadeey dhacdo wallee Farmaajo warkiisa waa cad yahay markaas. Inuu kasoo horjeedo kiiska...

DEG DEG Agaasimaha KMG NISA Bashiir Goobe oo xil kaqaadis iyo Magacaabis Sameeyey

0
Agaasimaha KMG ee NISA Sareeye Guud Bashiir Goobe ayaa Taliyaha Nabadsugida ee Gobolka Banaadir u magacaabay G/lle Muxidiin Mohamed Jimcaale (Warbac), waxaana la faray dhammaan agaasinada Hey’adda Nabadsugida iyo Sirdoonk Qaranka...

Khubaro Caafimaad oo ka digay faafida  Xanuunka Covid 19 gaar ahaan Delta.

0
  Khubaro Caafimaad oo  ku takhasusay cudurrada faafa ayaa sheegay in wali dadka dunida ku nool  ay khatar ugu jiraan inuu ku dhaco Xanuunka Covid 19, gaar ahaan Delta. Sido kale khubarada ayaa...

Qatar oo bixisay digniin la xiriirta maamulka garoonka diyaaradaha Kabul

0
  Qatar ayaa Talaadadii ka digtay inaysan qaadan doonin mas’uuliyadda maamulka garoonka diyaaradaha Kabul, haddii aan la helin heshiisyo cad oo lala galo dhammaan dhinacyada ku lugta leh, oo ay ku jirto...

Biden oo beeniyay in Xi Jinping ku gacan sayray codsi uu u diray

0
  Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa Talaadadii beeniyey war lagu faafiyay warbaahinta, kaas oo sheegayay in dhiggiisa Shiinaha, Xi Jinping, uu toddobaadkii hore ka diiday codsi ahaa kulan fool-ka fool ah. Wargeyska The...
- Advertisement -

(Sawirro) Shirkadda cusub ee dayuuradaha ROYAL AIR oo laga daah furay...

0
Hotelka Afrik ee Magaalada Muqdisho waxaa lagu qabtay Munaasabad si weyn loo soo agaasimay oo lagu daah-furayey shirkad cusub oo ku soo biirtay shirkadaha...

JustHost Review