Advertisement

Maxkamada cIidamada oo u fadhiisatay dacwad loo heysto burcad dhacday Taleefoon-Gacmeedyo

0
Muqdisho (dayniiile.com)-Maxkamada Ciidamada Dowlada Somalia  ayaa u fadhiisatay dacwad loo heysto laba nin oo ku eedeysan burcadnimo ah inay dhaceen 5 Mobile Gacmeed uuna ku jiro iphone 14 bro max. Burcaddaan ayaa...

Duqa Muqdisho oo Damaanad qaaday Caafimaadka Wiil Qaranka Dartiis u nafoobay

0
Muqdisho (dayniiile.com)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa  damaanad qaaday xaalada caafimaad Askari qaranka dartiis u naafoobay. Askarigaan oo ah wiil da'yar ayaa lagu magacaabaa Cumar...

Tirada Wariyayaasha lagu dilay Gaza tan iyo 7-dii Oktobar

0
Gaza (dayniiile.com)-Xafiiska warbaahinta ee xukuumadda Gaza ayaa Warbixin ka soo saaray tira koob uu ku sameeyay wariyayaasha lagu dilay Magaalada Gaza tan iyo 7-dii Bishii Oktobar oo ahayd markii Xamaas weerarkii...

DEG DEG:Dayntii lagu lahaa Soomaaliya oo si rasmi ah looga cafiyay

0
Bangiga Adduunka iyo Hay’adda Lacagta adduunka ee IMF ayaa goordhow si wadajir ah ugu dhawaaqay in Soomaaliya laga cafiyey lacagihii deymaha ahaa ee lagu lahaa sanado badan kaddib dadaallo sanado socday...

Ciidamada Dowlaada oo weerar ku qaaday fariisimo Alshabaab ku leeyihiin Buuraha Yackoos.

0
Wararka laga helaayo Gobolka Mudug ayaa sheegaya inuu jiro dagaal u dhexeeya kooxda Alshabaab iyo Ciidamada Dowlada iyo kuwa deegaanka oo iskaashanaya . Dagaalkaan ayaa ka dhacay buuraha Yackoos ee Gobolka Mudug...

Shir looga hadlayey Kalluumeysiga sharci darrada ah oo Maanta Muqdisho lagu qabtay+SAWIRRO

0
Wasiir ku xigeenka wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cali Ifiye Cali ayaa furay shir looga hadlayey Kalluumeysiga sharci darrada ah ee dalka, kaas oo ay...

Madaxweyne Xasan “waxba kama jiraan cabsida dadka lagu beerayo iyo dikteetarbaa sameysmaya”

0
MUQDISHO (DAYNIIILE.COM)-Madaxweynaha Somalia ayaa khudbad uu goor dhaw ka jeediyay Xaflada Xuska Maalinta Booliiska Soomaaliyeed wuxuu ku soo hadal qaaday arimo kala duwan oo Amniga iyo Siyaasada isugu jirey. Madaxweyne Xasan wuxuu...

DAAWO: Madaxweyne Xasan oo ka hadlay wax ka badalka Dastuurka

0
MUQDISHO (DAYNIIILE.COM)-Madaxweynaha Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa salaadda Jimcaha kadib Masaajidka Shuhadada ee Madaxtooyada Qaranka waxa uu kaga hadlay qorshihiisa wax ka badalka Dastuurka. Sidoo kale wuxuu ka hadlay hormarada la gaaray...

Dowlada oo war cusub Caawa ka soo saartay dagaalkii Deegaanka Jeex-Jeex

0
Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa Dagaal culus oo u dhexeeyey Ciidanka xoogga dalka, xoogagga deegaanka iyo daraawiishta Galmudug oo iskaashanaya iyo Maleyshiyaadka Maafiyada ah ee Khawaarijta dagaalkaas oo...

Xiisad dagaal oo saaka ka taagan duleedka waqooyi Baladweyne

0
BALADWEYNE.COM (DAYNIIILE.COM)-Wararka laga helaayo Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saaka xiisad dagaal uu ka jiro duleedka waqooyi ee Magaaladaasi. Xiisadaan ayaa u dhexeysa laba maleeshiyo beeleed oo xalay...

Weight loss

- Advertisement -