Advertisement

Somali ka bar-bar dagaalamaayay Ruushka oo gacanta lagu dhigay

0
KIEV (DAYNIILE.COM)-Dowlada Ukraine aya  soo bandhigtay nin Soomaali ah oo ay ku qabteen dagaalka xili uu ka ka barbar dagaalamayay ciidamada Ruushka. Ninkaan oo saxaafada la tusay isagoo gacmaha ka xiran ayaa...

Shirkadda Maraakiibta Maersk oo sheegtay inay joojineyso tagi-taanka Dalal ay Somalia iyo Jabuuti ka...

0
Sida warbaahinada Dunida qaarkood shaaciyeen waxaa cabsi ay soo wajahday Shirkadda weyn ee maraakiibta caalamiga ah ee Maersk taasoo dunida inta badan ku leh dhaq dhaqaayo ganacsi gaar ahaan dekadaha dalalka...

Maxaa ka jira in xuska Ciida Gaalada lagu qabtay Magaalada Jigjiga

0
JIG-JIGA (DAYNIIILE.COM)-Waxaa jira sawir la wareejinaayo baraha bulshada kaasoo muujinaya dhalinyaro wadata calaamada Kirishtaanka ee istalaabta ah kuwaasoo jigjiga sida la sheegay ku qabsaday xuska ciida Kiristaanka. Koox dhalinyaro ah oo loo...

Nin gowracay wiil uu adeer u yahay oo gacanta lagu soo dhigay

0
MUQDISHO (DAYNIIIILE.COM)-War ka soo baxay Taliska Booliiska Soomaaliya ayaa lagu shaaciyay in Hay'adaha amnigu qabteen galabta nin gacan ku dhiigle ah oo dil gaystay. Ninkaan ayaa gowracay wiil uu adeer u yahay,...

Madaxweynaha Masar oo si cad u sheegay inuu difaacayo Somalia

0
QAAHIRA (DAYNIIILE.COM)-Madaxweynaha Masar oo maanta dalkisia ku qaabilay dhigisa Somalia Madaxweyne Xasan Sheekh ayay si fiican isula faaqideen xiriirka labada dal iyo iskaashiga soo jireenka ah ee labada dal. Madaxweynaha Masar ayaa...

Gud. Aadan Madobe oo la kulmay Hay’ado UN-ka tirsan+Sawirro

0
Muqdisho, Jannaayo 21, 2024: Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Ku-simaha Madaxweynaha JFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay madaxda hay'adaha UNICEF, UNFPA,...

Madaxweynaha oo la kulmay gudoomiyaha Baarlamaanka Carabta+SAWIRRO

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehlinayaan xildhibaannada labada aqal ee dalkeenna ku matala Baarlamaanka Carabta ayaa maanta magaalada Qaahira ee dalka Masar kula kulmay Guddoomiyaha...

Sedexda Taliye oo maanta ka wada hadleen amniga

0
MUQDISHO (DAYNIIILE.COM)-Taliyayaasha ugu sareeya Ciidamada Dowlada Somalia ayaa maanta kulan ka yeesheen amniga guud gaar ahaan Magaalada Muqdisho. Taliyaha Milatariga Somalia Ibrahim Sheekh Muxudiin, Taliyaha Nabad-sugida Mahad Salaad iyo Taliyaha Booliiska Jen.Sulub...

Madaxweyne Xasan oo looga digay inuu Puntland tago

0
Daagaal Gelistiisu Waxey Ka Bilaabataa Adkeynta Difaaca Madaxda Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Shiikh Maxamud waxaa la gudboon inuu ka fiirsado tegida Garowe oo ay isbuuc ka hor ay halkaas joogeen saraakiil...

Natiijada kulankii Galabta iyo Isku aadka afar dhamaadka tartanka Maamul Goboleedyada

0
MUQDISHO (DAYNIIILE.COM)-Waxaa Galabta bar baro 0-0 ku kala bxay kooxaha Banaadir iyo Juballand kulankii ugu danbeeyay wareega koowaad ee tartanka kubada cagta Maamul Goboleedyada Soomaaliya iyo Gobolka Banaadir. Kulanka galabta labada kooxba...

Weight loss

- Advertisement -