Advertisement

Maxaa kasoo baxay shirka looga arrinsaday howlgallada Militari ee lagu wajahayo Bariga Gobolka Galgaduud?

0
Magaalada Dhuusamareeb xarunta Dowlad-Goboleedka Galmudug waxaa ka dhacay shir looga arrinsaday dardargelinta dagaallada ka dhanka ah ‘AS’ ee Gobolka Galgaduud gaar ahaan dhinaca Bariga oo dhaqdhaqaaq ciidan uu ka socdo. Wasiirka Caddaaladda...

Ciidamo sugaya Amniga Muqdisho oo Maanta la soo bandhigay

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyed General Sulub Axmed Firin ayaa booqday xarunta Gaadiidka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed iyo Dugsiga Tababarka Ciidanka Boliiska...

Muxu ahaa Sharciga Golaha Wasiirada ee Ansixiyeen ?

0
Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey Hindise Sharciyeedka Shaqada Soomaaliya oo ay soo gudbisay Wasaaradda Shaqada iyo...

Siyaasi reer Punland ah oo soo jeediyay in Saciid Dani la soo xiro

0
Garowe (dayniiile.com)-Siyaasi reer Puntland ah oo maanta khudbad ka jeediyay shirka Siyaasiyiinta Mucaaradka ku ah Madaxweynaha Puntland Saciid Dani ayaa si adag uga hadlay hadii isbadal uu ku yimaado waqtigii doorashada...

Aqalka Sare oo ansixyey isku shaandhaynta Guddiyada Aqalka Sare ee BJFS

0
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay wehliyaan ku xigeennadiisa, ayaa maanta shir guddoomiyay kalfadhiga Saddexaad kulankiisa 2aad oo ajandihiisu ahaa ansixinta isku shaandhaynta Guddiyada Aqalka...

Diyaarado mar kale gantaalo la dhacay deegaan ay ku go’doonsan yihiin dagaalamayaal Alshabaab ah.

0
Diyaaradaha Dagaalka dalalka saaxiibka la  ah Dowlada Soomaaliya ayaa maanta duqeyn waxay u gaysteen deegaano ku dhow Degmada Mahadaay oo sidaan oo kale maalmo ka hor loo duqeeyay. Deegaanka la duqeeyay ayaa...

Ra’iisulwasaaraha oo Caawa la afuray reer Degmada Kaxda+SAWIRRO

0
Muqdisho, Abriil 02 2024:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa degmada Kaxda uga qeyb galay Kulan Affur Wadareed oo lagu muujinayey amniga iyo horumarrada kala duwan ka...

Ciyaarihii Maamul Goboleedyada ee beri iyo axada oo dib loo dhigay

0
War qoraal ah oo ka soo baxay Xiriirka kubadda cagta Soomaaliyeed ayaa lagu shaaciyay in 2 maalin dib loo dhigay ciyaaraha  Maamul Goboleedyada. Kulamada dib loo dhigay waa kuwii loo balansanaa Sabtida...

Abaabul dagaal oo ka dhan ah Alshabaab oo ka socda gobolka Sh/ Dhexe

0
Wararka ka imaanaya Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegaya in abaabul iyo diyaargarow ciidan uu ka jiro gobolkaasi, kaasi oo ka dhan ah Al-Shabaab Madaxtooyada HirShabeelle iyo Taliska Qaybta 27-aad ee Ciidanka Xoogga...

Lataliyihii ajnabiga ahaa ee madaxweyne Xasan Sheekh iyo sheekadii qosolka lahayd ee uu ka...

0
=XIGASHO BBC SOMALI= Dalalka Galbeedka, dadku waxay u badan yihiin inaysan ugu yeerin saaxiibadood iyo asxaabtooda naanaysyo ka soo jeeda muuqaalada foosha xun ee jirkooda. Laakiin Soomaaliya, dadku waxay jecel yihiin naanaysyada...

Weight loss

- Advertisement -