Advertisement

Taliye Macalin Mahdi ” Gacan ku dhiiglaha iyo intii garab siisayba waan soo qabaneyna...

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Taliyaha Booliiska Gobolkw Banaadir Macalin Mahdi iyo duqa Muqdisho ayaa maanta usoo tacsiyeeyay Qoyskii ay ka dhalatay Luul C/casiis oo shalay u geeriyootay dhaawac ka soo gaaray kadib markii ninkeedu...

Wasiir Fiqi oo sharaxaad ka bixiyayHindise -Sharciyeedka Dad-dhigista+Sawirro

0
Muqdisho, Febraayo,3-2024: Kalfadhiga 4aad kulankiisa 14aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS ayaa maanta oo Sabti ah waxaa shir guddoominayay Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Cabdullaahi Cumar Abshirow. Kulanka ayaa ajandihiisu ahaa. 1)...

Gudoomiye Adan Madoobe oo ku amray Taliyayaasha ugu sareeya in la soo qabto ninka...

0
Muqdisho, Febraayo 03, 2024: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna Ku-simaha Madaxweynaha JFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka-Sida ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Guddoomiye Sheekh Aadan ayaa...

Tahriibayaal Soomaali ay ku jiraan oo xaalad adag ay ku heysato garoonka diyaaradahaMadrid

0
MADRID (DAYNIILE.COM)-Wararka laga helaayo Magaalada Madrid ee Caasimada Dalka Spain ayaa sheegaya in xaalad adag ay ku iiraan Tahriibayaal ay Soomaali ka mid yihiin. Dadka tahriibayaasha ah oo u dhashay dalal Afrika...

Sirdoonka Qaranka oo Muqdisho ku qabtay Sarkaal sare oo Alshabaab ka tirsan

0
Ciidamada Nabad Sugidda Iyo Sirdoonka Qaranka ayaa magalaada Muqdisho ku qabtay Horjooge Muxiyadiin Cabdisalaan Maxamuud (Muxiyadiin Daqare) oo ka tirsanaa Khawaarijta, haddana ka mid ahaa gacanyarayaasha Horjooge Axmed Diiriye. Horjoogahan oo si...

Lafta-gareen oo kormeeray kontoroolada laga ilaaliyo Amniga Baydhabo +SAWIRRO

0
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Kormeeray baraha kontorool ee laga ilaaliyo Amniga Magaalada Baydhabo isagoo Ciidamada ku sugan halkaas kula dardaarmay in ay xoojiyaan Sugidda Amniga iyo...

Xildhibaanada oo maanta ka dooday kiiska Hooyada la gubay

0
Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta kulankii ay yeesheen waxay kaga doodeen kiiska ganadhii la gubay iyadoo xildhibaanada badankood soo jeediyeen in sharciga la hor keeno gacan ku dhiiglaha. Xildhibaan Cali Xaaji ayaa...

Booliska oo sheegay inuu baxsaday gacan ku dhiiglihii Xaaskiisii gubey

0
Eedeysane Sayid-cali Macalin Daa'uud oo ku eedeysan in uu 26 Jan 2024 gubay xaaskiisii Marxuumad Luul Shiikh Cabdi Jaziira, isla markaana baxsaday. Baadi goobka eedeysanaha ayaa ka socda Caasimada iyo Gobolada dalka...

Dagaal Kismaayo ku dhex-maray Alshabaab iyo Dowlada

0
KISMAAYO (DAYNIILE.XOM)-Dagaal-yahano ka tirsan kooxda Alshabaab ayaa la soo sheegayaa inay maanta weerar ku qaadeen Ciidamo ka tirsan Xoogga Dalka Soomaaliya. Ciidamadaan oo deganaa duleedka Galbeed ee Kismaayo ayaa iska caabiyay weerarka...

C/raxmaan C/shukuur oo talooyin siiyay Booliiska si loo soo qabto ninkii gubey xaaskiisa

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Xildhihaan C/raxmaan C/shukuur Warsame  ayaa ka hadlay ninkii dhawaan gubey xaaskiisa kaasoo wali baxsad ka ah laamaha amaanka ee Muqdisho. Siyaasiga caanka ah Xildhihaan C/raxmaan C/shukuur ayaa talooyin siiyay Booliiska si loo...

Weight loss

- Advertisement -