Advertisement

Madaxweyne Xasan oo Galmudug gudoonsiiyay koobkii Maamul Goboleedyada +SAWIRRO

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)- Madaxweynaha Dowlada  Federaalka Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeybgalay munaasabad koob iyo bilado lagu gudoonsiiyay labadii koox ee isugu soo haray tartankii Maamul Goboleedyada Soomaaliya Galmudug iyo Hirshabelle. Sidoo...

Gacan ku dhiiglihii xaaskiisa gubay oo u gacan galay Sirdoonka Qaranka

0
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ayaa gacanta kusoo dhigay Sayid Cali Macalin Daa’uud oo ku eedeysan dilka Marxuumad Luul Cabdicasiis oo jimcihii u geeriyootay dhaawac kasoo gaaray dab la...

Rag u adegayay gacan ku dhiiglaha  oo gacanta lagu dhigay

0
Ciidamada Dowlada Somalia ee ka howlgala Gobolka Galgqduud ayaa gacanta ku dhigay Abdirisaq (Caluuke) iyo nin kale oo lagu magacaabo Ingiriis Fanaxeey Faarax oo daawo u raadinaya gacankudhiiglihii gubay xaaskiisa. Deegaanka Gawaan ayay...

Maxlamada ciidamada oo maanta xukuntay Nin ku eedeysnaa Alshabaan-ni

0
Maxamed Cabdullahi Xaaji Cali (Jawaari) ayaa lagu soo eedeeyay ka mid ahaanshaha maleeshiyada Khawaarijta Alshabaab isaga oo u qaabilsanaaa qeybta dhuumaalaysata iyo kooxda basaasiinta. Maxamed ayaa Maleeshiyada kaga biiray Jilib sanadii 2013...

Ganacsade meydkiisa laga helay goobtiisa Ganacsi

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Ganacsade aad da'yar ayaa meydkisa laga helay goobtiisa ganacsi kadib sedex maalin oo la weysnaa. Ganacsadahaan oo ahaa 25 jir ayaa magaciisa lagu sheegay Cumar Xuseen waxaana reerkiisa markii ay waayeen...

Nabadoon goor dhaw Muqdisho lagu dilay

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxaa goor dhaw Magaalada Muqdisho lagu dilay Nabadoon lagu magacaabi jirey Muuse Haarun Aadan ( Maquuni) isaga iyo askari ilaalinayay. Nin hubeysan ayaa ku dilay Degmada Dayniile xaafad ka tirsan xili...

Taliye Sulub oo sheegay in lala xisaab-tami doono qof kasta ee jabiya xeerka wada...

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Ganaraal Sulub Axmed Firin ayaa ka hadlay dhaqan gelinta xeerka isticmaalka marista Waddooyinka. Taliyaha Ciidamada Taraafikada ayaa maalmihii ugu danbeeyay wuxuu waday marinta calaamadaha wadooyinka Magaalada Muqdisho...

Dowlada oo Xaflad soo dhaweyn ah Muqdisho ugu sameysay Sheekh Xuseen Cali Jabuuti +Sawirro

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Dowlada Somalia ayaa xalay Xaflad soo dhaweyn ah waxay Magaalada Muqdisho ugu sameeyeen  Sheekh Xuseen Cali  Jabuuti iyo  iyo Sheekh Cabdiraxmaan Macalin Jigjiga oo ka mida Culumaa'udiinka caanka ah ee...

Masuuliyiin kormeeray laamiyo loo diyaarinaayo nidaamka wadomarista wadooyinka.+Sawirro

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo ay wehliyaan Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo Guddoomiye Kuxigeenka Amniga & Siyaasada Gobolka Banaadir ayaa kormeeray qaar ka...

Burcad dareyska ciidamada ku dhici jirtay shacabka oo la soo qabqabtay

0
Howlgal Ciidamada Dowlada Somalia ka sameeyeen deegaanka Ceelasha biyaha ayay ku soo qab-qabteen burcad dadka dhici jirtay. Burcadaan waa koox ciidamada Dowlada ka tirsan oo dareyskii ay shacabka ugu shaqeyn lahaayeen si...

Weight loss

- Advertisement -