9 Mudane oo Maanta qaatay Shahaadada Xildhibaannimo
Magaalada Muqdisho waxaa weli ka socota diiwaangelinta iyo Shahaado siinta Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana Guddiga doorashooyinka ay Maanta Gelinka hore diiwaangeliyeen Xildhibaano dhowr ah.
Xildhibaannada Maanta la diiwaangeliyaya oo Shahaadada la siiyay...
Hormuud Salaam Foundation oo deeq gaarsiisay Isbitaalka Dhimirka Xabeeb.
Hay’adda Hormuud Salaam Foundation ayaa gaarsiisay Deeq kala duwan oo ka kooban raashiin isugu jira Bur, Bariis, Sokor, Saliid iyo Timir Isbitaalka dhimirka ee Dr Xabeeb.
Ugu horeyn waxaa ka hadlay gudoomiyaha...
Wasiir hore oo farriin culus u diray Xildhibaannada kasoo jeeda K/Galbeed (Qormo)
Xildhibaanada cusub ee Dhalinyarada ah waxaa laga rabaa inay si shakhsiyan ah miisaan siyaasadeed u yeeshaan
Arrimaha guddiga FEIT iyo maamulada qaar isku haystaan ma ahan arrin qadiyadeed ama masiiri ah oo...
Lafta Garaan oo waji gabax kala kulmay Xildhibaanada Cusub ee Koonfur Galbeed
Waxaa maalintii labaad xarunta guddiga doorashada heer federaal ka socota bixinta shahaadada rasmiga ah ee Xildhibaanimo ee la siinayo xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya.
Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya mar...
Ciidanka DANAB oo gacanta ku dhigay Gaari qarax siday & rag watay
Kadib howlgal ay ka sameeyeen degaano katirsan Gobolka Mudug Ciidanka Kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee DANAB iyo kuwa Daraawiishta Galmudug ayaa waxaa la sheegay inay ku qabteen gaari laga soo buuxiyay...
Meelo kamid ah Soomaaliya oo Maalintii Koowaad laga Sooman yahay
Waxaa Maaanta Malintii koowaad laga sooman yahay degaano katirsan Dowlad Goboleedka Galmudug iyo Gobolka Shabellaha Dhexe, halkaas oo badi dadka kunool shalay ay ahaayeen kuwo aan soomaneyn.
Meelaha maanta Maalintii Koowaad laga...
Waddooyinka qaar ee Muqdisho oo Maanta xiran
Ciidamada Ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa saaka waxaa ay xireen qaar kamid ah waddooyinka muhiimka ah Magaalada Muqdisho, iyada oo loo diidayo inay isticmaalaan gaadiidka noocyadiisa kala duwan.
Ciidamada ayaa waddooyinka ay xireen...
Sheekh Aadan Madoobe oo noqday Xildhibaankii ugu horreeyay ee kasoo jeeda KG ee qaata...
Guddiga doorashooyinka Heer Federaal ayaa Maalintii labaad oo xiriir ah waxaa ay Magaalada Muqdisho ka wadaan diiwaangelinta & shahaado siinta Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Gudiga ayaa Maanta waxaa ay Shahaadada...
DEG DEG: XOGHAYA GUUD EE GOLAHA SHACABKA AYAA FAHAD YASIIN LOOGU GEEYEY GURIGIISA
Waxaa hadda la iixaqiijiyey in guriga Fahad Yaasiin la geeyey Cabdikariin Buux oo ah Xoghaya guud ee Golaha shacabka, Halkaasna lagu soo siiyey Lacag xad dhaaf.
Waxaa lagu la heshiiyey in uu...
Guud ahaan Xildhibaanada labada Aqal ee qaatay shahaadada xildhibaanimo waa 54 waxaa ayna kala...
MUQDISHO: 02.04.2022: WAR-SAXAAFADEED.
Guud ahaan Xildhibaanada labada Aqal ee qaatay shahaadada xildhibaanimo waa 54 waxaa ayna kala yihiin:
1. Abdisalam Haji Ahmed Liban GSH#038
2. Yusuf Gelle Ugas GSH#026
3. Mohamed Ali Omar (Caanonuug) GSH#108
4....