Advertisement

Xildhibaano ay ku jiraan Madaxweynayaal hore oo qaadacay qorsha Dastuurka lagu meel marinayo

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Xildhibaano isugu jira aqalka sare iyo Golaha shacabka oo tiradoodu tahay 72 mudane ayaa si weyn u uga hor yimid qorshaha Dowlada Somalia ay wax uga badaleyso kuna ansixineyso Dasuurka. Xildhibaanadaan...

Taliyaha Ciidamada Lugta muxuu u sheegay ciidamada ka howlgala xadka Sh.dhexe iyo Sh.hoose+SAWIRRO

0
AFGOOYE (DAYNIILE.COM)-Jeneraal Dayax Cabdi Cabdulle oo ah Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Somalia ayaa maanta booqasho ku tagay deegaanada isku xira shabeelaha dhexe iyo shabeelaha hoose. Deegaanada uu gaaray taliyaha ayaa dhawaan...

Maxay tahay fariinta uu Hanti-dhowraha Qaranku shacabka hawada usoo mariyay

0
Hanti-dhowraha Qaranka ayaa fariin warbaahina usoo marsiiyay shacabka Soomaaliyeed taasoo u qorneyd sidan:- “Si dowladdu u joogteyso bixinta adeegyada asaasiga u ah dadweynaha waa in dakhliga dowladdu si sax ah oo dhammeystiran...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

0
Muqdisho, Arbaco, 20 March, 2024 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo wadahadal kula yeeshay Asmara Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki, oo ay ka wadahadleen xoojinta xiriirka labada dal iyo iskaashiga amniga. 2- Madaxweyne Xasan...

Jilaaga aan muslimka ahayn ee aqriya Quraanka bisha Ramadaan iyo sababta ku kaliftay

0
Jilaaga caanka ah ee reer Maraykan, Will Smith ayaa sheegay in uu aqriyo Quraanka bisha Ramadaan, uuna ka mid yahay kitaabada samaawiga la yiraahdo ee uu aqriyay. Kitaabada Quraanka, Tawreedka iyo Injiilka...

Xulka K/cagta Somalia oo Caawa la ciyaaraya Xulka Eswatini

0
Waxaa Caawa Dalka Moroco ku balansan Xulalka kubada Cagta Eswatini Soomaaliya iyo Xulka Eswatini. Kulankaan wuxuu qeyb ka yahay is reeb-reebka tartanka kubadda cagta Qaramada Qaarada Afrika 2025-ka. Ciyaartu waxay ka dhaceysaa Garookka ...

Dal Carbeed oo rajo ka muujiyay Xabad joojin ay gaaraan Xamaas iyo Israa’iil

0
DOXA (DAYNIILE.COM)- Dowlada Carbeed ee Qadar oo ka mida dalalka badanaaba dhex dhexaadiya Xamaes iyo Yuhuuda ayaa rajo fiican ka muujiyay heshiis dhawaan laga gaari doono Dagaalka Gaza ka socda. Majed Al-Ansari...

Maxay ka wada hadleen Ra’iisul-wasaare Xamze iyo Madaxa UNHCR+Sawirro

0
Muqdisho, 20 Maarso 2024:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hey’adda Qaxootiga Qaramada Midoobay (UNHCR) Xafiiskeeda Soomaaliya Mr. Charles Mballa. Ra’iisul Wasaaraha iyo Madaxa...

Gudoomiyihii Ciyaaraha Deg.Waaberi oo lagu dilay hub Dowladu leedahay

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)- Askari Dowlada ka tirsan   ayaa si bareer ah wuxuu gurigiisa ku toogtay xalay afurkii Allaha u naxariistee Mahad Max'ud Axmed (Mahad Boorow) oo ahaa Guddoomiyihii ciyaaraha degmada Waaberi...

Kumaandooska Danab oo Howlgalo ka sameeyay xadka Galgaduud iyo Sh.dhexe+SAWIRRO

0
Ciidanka kumaandooska Danab Gaar ahaan ururka 164’aad XDS ayaa howlgal lagu Xaqiijinayay amaanka Ka sameeyay deeganada Kala ah daaru nimca, Cadcadeey, Degmada Al-koowsar, iyo degano kale oo Ku yaala Xaduudka ay...

Weight loss

- Advertisement -