Advertisement

Maxaa ka soo baxay shirkii Wasiir Fiqi iyo Gudiga arimaha gudaha Barlamaanka+Sawirro

0
Muqdisho,February 4, 2024 Guddiga Arrimaha Gudaha Maamulada Goboladda Iyo amniga ee Golaha shacabka BJFS ayaa kulan la qaatay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha M.ne. Axmed Macalin Fiqi uu wehlinaayo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir...

XOG: Talaabo gacan ka geysan lahayd soo qabashada gacan ku dhiiglaha oo uu fashiliyay...

0
Inta badan dadka u dhuun duleela ama aqoonta u leh dhanka dambi baarista waxay shaki ka muujiyeen qaar ka mida hadaladii shalay ka soo yeeray Taliyaha Boliiska Gobolka Banaadir Macalin Mahdi. Taliyaha...

Madaxweyne xigeenka Puntland oo Qaabilay Wakiilka Hay’adda WFP +SAWIIRO

0
Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wakiilka Hay’adda WFP ee Puntland Mr Shashi Menon iyo wefti uu hogaaminayey. Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta xidhiidhka wadashaqayneed...

Yuusuf Madaale oo siyaasiyiinta Mucaaradka ku digtay

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho ayaa ku digtay siyaasiyiinta mucaaradka ah ee xukun doonka ah isagoo ku dhaga-hadkay. Duqa Muqdiaho wuxuu si gaara uga hadlaayay qorshaha Dowlada uu ka tirsan...

DAAWO: Reer Awdal oo Muqdisho ka sameeyay Kacsoon ka dhan damaca Itoobiya

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM) Wasiiro,Xildhibaano iyo shacab ka soo jeeda Gobolada Waqooyi gaar ahaan Gobolka Xeebta ah ee Awdal ayaa maanta ka sameeyay Muqdisho kacdoon ay kaga soo horjeedaan damaca Itoobiya ee dhul-joobka...

Masuuliyiin iyo Saraakiil maanta booqday boosteejooyin loo asteeyay Bajaajleyda Garowe+SAWIRRO

0
GAROWE (DAYNIILE COM)-Masuuliyiin iyo Saraakiil ciidan oo ka tiran Maamulka Puntland gaar ahaan Maamulka Garowe  ayaa  maanta booqday boosteejooyin cusub oo loo asteeyay Bajaajleyda Garowe. Masuuliyiinta ayaa faray bajaajleyda inay ou ekaadaan...

Maxkamada Racfaanka G/banaadir oo dib u dhigtay su’aalo weydiinta eedeysane maxkamada saarnaa sababo caafimaad

0
MUQDISJO (DAYNIILE.COM) Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir ayaa maanta  dib u dhigay su'aalo weydiinta eedeysane Cabdullaahi Cosoble kadib  xaalad cafimaad oo soo wajahday . Eedeysanaha oo maxkamada saarnaa ayaa taagnaan waayay xilliga...

Wasiirka Gaashaandhiga oo shir laga qeybgalay Dalka Sacuudiga+Sawirro

0
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa Magaalada Riyaad ee Boqortooyada Saudi Carabiya kaga qayb galey Meertada labaad ee Wasiirrada Difaaca Wadamada ku bahoobey Isbaheysiga Millateriga La-dagaalanka Argagaxisada ee...

Duqeymo Alshabaab lagula beegsaday koonfurta Gobolka Mudug

0
Weerar ay iska kaashteen Ciidamada Xoogga Somalia iyo dalalka saaxiibada la ah ayaa lagu duqeeyay fariisimo Alshabaab ku leeyihiin Koonfurta Gobolka Mudug. Duqeymahaan ayaa lala eegtay Alshababka  ku sugnaa deegaan ku dhaw...

Askari Jubaland ka tirsanaa oo Kismaayo lagu toogtay

0
KISMAAYO (DAYNIILE.COM)- Askari ka tirsanaa Ciidamada Maakulka Jubalnd ayaa la soo sheegayaa in lagu dilay Magaalo xeebeedka Kismaayo ee Xarunta Maamulka Jubaland. Kooxo hubeysan ayaa toogtay askariga xili uu ku sugnaa xaafada...

Weight loss

- Advertisement -