Advertisement

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO SHIR GUDDOOMIYEY KALFADHIGA 3-AAD KULANKIISA 7-AAD

0
GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO SHIR GUDDOOMIYEY KALFADHIGA 3-AAD KULANKIISA 7-AAD Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe ayaa maanta shir guddoomiyay kalfadhiga seddaxaad kulankiisa 7-aad...

Wasaarada Ciyaaraha Hirshabelle oo dacwo ka gudbisay Kooxda Galmudug

0
Xiriirka ciyaaraha iyo wasaarada sportiga Hirshabelle ayaa warqad dacwa ah waxay ka gudbiyeen Kooxda Galmudug mataleysay ee shalay bar baraha la gashay dhigooda hirahabelle. Wasiirka ciyaaraha Hirshabelle ayaa cadeeyay in dacwadooda ay...

Soomaalida Kenya oo ka cabanaysa dhibaato dhaqaale oo kasoo gaartay dibadbaxyada

0
Soomaalida ku nool ee magalaada Nairobi ee dalka Kenya ayaa saameeyn ballaaran waxaa ku yeeshay banaanbaxyada kenya kajira dalkaas oo ay dhigayaan mucaaradka. Gaadiidleyda Soomaalida ah ayaa sheegaya in dibadbaxdyada maalmahan kasoo...

Dowlada Kenya oo laga dalbaday inay sii deyso ama maxkamdeyso Somalia kenyan u xiran

0
Xildhibaanada Somali-Kenyaanka  ayaa dowladda ka dalbaday inay  wax ka qabato sarkaal ka tirsan dowladda hoose ee ismaamulka Nairobi laguna magacaabo  Cismaan Khaliif Cabdi kaasoo xabsiga isaga jira kadib markii dhawaan la...

Roobabka iyo Dabeylaha El-nino oo la beeniyay sida loo saadaaliyay.

0
Nairobi (dayniiile.com)-War maanta ka soo baxay Waaxda saadaasha Dalka Kenya ayaa lagu shaaciyay ineysan waxba ka jirin qaabka loo saadaaliyay dabeylaha la filanaayo ee El-Nino loo yaqaan sida lagu baahiyay raadiyaha...

Dhul Gariir  heer dhexe ah  oo Maanta ka dhacay Dalka Jabuuti 

0
Dhul-gariir  cabbirkiisu yahay 5.2 magnitude ayaa la sheegay inuu ka dhacay Dalka Jabuuti,waxaana laga dareemay guud ahaan Dalka oo dhan. Dhul gariikaan ayaa dhacay saaka xiligii Salaada Subax,mana jirto wax dhibaato weyn...

Madaxweyne Xigeenka Juballand oo maamul cusub u magacaabay Degmada Luuq

0
Madaxweyne Xigeenka Maamulka Jubaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta magacaabay Maamul cusub oo uu yeelanayo Magaalada Luuq ee Gobolka Geeddo. haddaba halkaan ka akhriso warqada magacaabista madaxweyne xigeenka Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee...

lix ruux oo hore u haysteen Alshabaab oo dib ula midoobey reerahooda+SAWIRRO

0
Bajeela (dayniiile.com)-Lix ruux oo hore Alshabaab uga kaxeysteen Gobolka Mudug si qasab ah ayaa dib ula midoobey reerahooda markii dhawaan ay soo daayeen kadib markii deegaankii ay ku hayeen kaga baxeen...

US iyo UK oo sheegtay inay drons badan ka soo rideen Xuutiyinta

0
Ciidamada Maraykanka iyo UK ayaa war ay soo saareen waxay ku sheegteen libin ah inay drons badan ka soo rideen kooxda dagaalyahanada Xuutitiinta ee Yeman ka dagaaalama. Mareykanka IyonBritain waxay saxaadda la...

Dumarka Kenya oo ka cabanaya kufsi iyo Dil +SAWIRRO

0
Kumanaan kun oo ka mida haweenka Dalka Kenya ayaa isugu soo baxay banaanbaxyo ay kaga soo horjeedaan dilal iyo kufsi lagu hayo. Haweenkaan oo isugu soo baxay laamiyada ayaa ka cabanaya dilal...

Weight loss

- Advertisement -