Advertisement

DAAWO: Taageerayaasha Galmudug iyo dabaal-dagooda Caawa

0
Taageerayaasha Kooxda Galmudug ayaa caawa dabaal degyo ka sameeyay qeybo ka mida Magaalada Cadaado kaasoo ay ku muujinayeen farxadooda. Sidoo kale Dhuusa-mareeb Xarunta Galmudug ayay isugu soo baxeen iyagoo dabaal degaya. Hadaba halkaan...

Madaxweynaha Somalia oo shuruud ku xirey inuu shaqeeyo iskaashiga Afrika iyo Talyaaniga

0
Roma, Jannaayo 29, 2024; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey Madasha Talyaaniga iyo Afrika ayaa xusay mustaqbalka wanaagsan ee Soomaaliya, fursadaha maalgashi iyo khayraadka dihan...

Shir Sanadeedka 6-aad ee Garsoorka oo la soo xirey

0
Waxaa maanta la soo gaba-gabeeyay shir sanadeedka shir sannadeedka 6aad ee Garsoorka dalka kaasoo maalmihii ugu danbeeyay ka socday Muqdisho. Shirkaan oo ay ka soo qeybgaleen Hay'!adaha Garsoorka ee Dowlada Somalia iyo...

Taliyaha NISA oo ka qeybgalay shir Kenya ka dhacay

0
Taliyaha Hayadda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka Mahad Maxamed Salaad ayaa ka qayb galaya shirka Hay’adaha Sirdoonka ee Bariga Afrika kaas oo ka socda magaalada Mombasa ee dalka Kenya. Shirkaan ayaa looga hadlayaa...

Madaxweyne Xasan oo u Hambalyeeyay Kooxda Galmudug

0
Xulka Kubadda Cagta Galmudug, Macalimiin, maamul ciyaartooy iyo taageerayaalba, waxaan ugu hambalyeynayaa guusha hanashada Koobka Dowlad Goboleedyada dalka iyo Gobolka Banaadir. Guushan aad gaarteen waxaa saldhig u ahaa ciyaar wanaag, tababar...

Booliiska Puntland oo baaba-shay dhuxul si sharci daro loo shidaayay

0
QARDHO (DAYNIILE.COM)-Booliiska Puntland gaar ahaan kuwa Gobolka Karkaar ayaa maanta baaba'shay dhuxul si sharci daro ah loogu gubaayay baadiyaha Magaalada Qardho. Taliye xigeenka Booliiska  Gobolka Kar kaar Jaamac Cusmaan  Axmed oo ka...

Daacish oo sheegatay weerar lagu dilay 3 Askari oo Mareykan ah

0
Kooxda Daacish ayaa sheegatay dilka 3 askari oo mareykan ah oo lagu dilay xadka Urdun iyo Siiriya inkastoo  Mareykankuna tuhunsan yahay Iiraan. Laakiin Iiraan ayaa beenisay in ay ku lug lahayd dilka...

WAR DEG DEG AH: XULKA GALMUDUG OO KU GUULEYSTAY KOOBKII MAAMUL GOBOLEEDYADA.

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxaa goor dhaw soo dhamaatay ciyaartii u dhexeysay Hirshabelle iyo Galmudug oo ahayd fiinaalka tartanka Maamul Goboleedyada. Ciyaarta ayaa ku soo dhamaatay 0-0 kadib waxaa la dhigay rigoorayaal waxaana guushu raacday...

Shirkii Baarlamaanka ee maanta maxaa looga hadkay

0
Muqdisho, January 29, 2024: Kalfadhiga 4aad kulankiisa 12aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS oo maanta shir Guddoomineysay Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka BJFS Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar, Kulanka ayaa Ajandihiisu ahaa: 1)...

Taliyaha Milatariga oo kormeeray dugsi ciidamada lagu tababaro

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Taliyaha Milatariga  Soomaaliyeed S/gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa Maanta booqday Dugsiga tababarka Jeneraal Dhagabadan ee Magaalada Muqdisho. Taliyaha ayaa xeradaasi u tagay u kuur gelida xaalada tababar ee ciidamada iyo waliba xaalka...

Weight loss

- Advertisement -