Advertisement

Akhriso dalalka ay u kala dhasheen ajaanibta saaran diyaarada Alshabaab u gacan gashay

0
Warar dheeraad ah ayaa ka soo kordhay diyaaradii UN-ka ee shalay u gacan gashay Kooxda Alshabaab xili saacidihii ugu danbeeyay warar badan ay ka soo baxayeen. Xafiiska UN-ka ee Soomaaliya oo maanta...

76 jir Kenyaan ah oo Tooreeya lagu dilay

0
Sida ay cadeeyeen Ciidamada booliiska ee ismaamulka Homa Bay waxaa saaka meydkiisa la helay odey 76 jir Kenyaan ahaa. Ciidamada ayaa meydka geeyay isbitaalka qeybtiisa meydadka la dhigo,sidoo kalana waxay bilaaben baaritaano...

Maamul cusub oo ka madax banaan Somaliland oo looga dhawaaqayo Saylac

0
Wararka laga helaayo deegaanada Gobolada Waqooyi ee uu ka taliyo Maamulka Somaliland ayaa sheegaya in Magaala Xeebeedka Saylac looga dhawaaqayo dhawaan Maamul Goboleed cusub oo ka madax banaan midka Somaliland. Maamul Goboleedkaan...

SAWIRRO: Dibad bax dareenka Soomaaliyeed lagu soo bandhigay

0
MUQDISHO (DAYNIIILE.COM)-Isu soo baxa saaka ilaa duhuradii soo gaaray ee ka dhacay Magaalada Muqdisho wuxuu cadeynayaa dareenka dadka Soomaaliyeed iyo sidey ugu mideysan yihiin inay hantidooda ilaashtaan raalina ka ahayn in...

Somalida heysata dhalashada Dalka Swden oo ay soo wajahday sheeko naxdin leh.

0
STOCKHOLM (DAYNIIILE.COM)-Soomaalida heysata dhalashada Dalka Sweden ayaa waxaa soo wajahay sheeko naxdin leh oo aysan marna ka fileyn dal ay markii horaba u tageen nolal dhaanta tii ay ku haysteen dalkooda. Maalmihii...

Madaxweyne Xasan muxuu kala hadlay ergeyga Midowga Yurub u qaabilsan Geeska Afrika+SAWIRRO

0
Muqdisho, Jannaayo 11, 2024: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyadda Qaranka ku qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Midowyga Yurub u qaabilsan Geeska Afrika Marwo Annette Weber. Madaxweynaha iyo...

DAAWO:-Duqa Muqdisho oo ka hadlay banaan baxa

0
MUQDISHO (DAYNIIILE.COM)-Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaalle) ayaa hadal ka jeediyay banaanbaxa weyn ee Maanta qabasaday Degmooyinka Xamar. Duqa Muqdisho ayaa muujiyay dareenka shacabka Muqdisho oo uu afkooda ku hadlaayay, ereyada...

Banaanbax lidi ku ah Itoobiya oo Saaka Muqidhso ka bilowday+SAWIRRO

0
MUQDISHO (DAYNIIILE.COM)-Magaalada Muqdisho meelo badan oo ka mida waxaa saaka mar kaliya ka bilowday banaanbaxyo waa weyn oo lagu diidan yahay heshiis ku sheegii Dowlada Itoobiya la gashay maamulka Somaliland. Meelaha sida...

Tababar Xamar loogu soo xirey Ciidamo ka tirsan Ilaalada xeebaha iyo shaqaalaha dekada+SAWIRRO

0
MUQDISHO (DAYNIIILE.COM)-Waxaa Magaalada Muqdisho tababar loogu soo xirey Askar ka tirsan Ciidanka ilaalada Xeebaha ee Booliska Soomaaliyeed iyo Shaqaale ka tirsan Dekada Muqdisho. Tababarka waxaa soo xirey Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Dekadaha...

Israa’iil oo kordhisay duqeymaha goobtii ugu nabdooneyd Gaza

0
Israa'iil ayaa la soo sheegayaa inay kordhisay duqeymaha Magaalada Rafah oo Gaza ka tirsan islamarkaana ahayd meelaha ugu nabdoon oo ay ku barakaceen reer Gaza. Rafax waxay hadda gabaad u tahay kumanaan...

Weight loss

- Advertisement -