Advertisement

Kalfadhiga 4-aad ee Baarlamaanka Somalia oo Maanta lagu wado inuu furmo

0
Muqdisho (dayniiile.com)-Waxaa maanta lagu wadaa inuu Magaalda Muqdisho ka furmo kal-fahiga 4-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya kaasoo uu furi doono Madaxweynaha Soomaliya Xassan Sheekh. Labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu wadaa inay...

Shir Janaale ka dhacay iyo Abaan-duuliye Amar ku bixiyay in bartiisa lagu dilo askarigii...

0
Janaale (dayniiile.com)- Magaaladfa Janaale ee Gobolka Shabeelaha hoose waxaa maanta kulan xasaasi ah ku yeeshay Saraakiil ka tirsan Ciidamada Milatariga Guutada 14-ka Oktobar xili shacabka deegaankaasi ay ka timid cabasho xooggan. Saraakisha...

Askar Ugandhes ah kana howlgala Muqdisho oo shaqada looga eryay si ka yaab leh

0
Muqdisho (dayniiile.com)-Laba Sarkaali oo u dhashay Dalka Uganda kana mida kuwa ka howlgala Gobolka Shabeelaha hooe  ayaa si la yaab leh looga eryay shaqada askarnimo markii maxkamad la soo taagay. LabadaanSarkaal oo...

Askari Kenyaan ah oo 4 shacaba ku toogtay Nakuru

0
Askari u dhashay Dalka Kenya oo lagu magacaabo Nicholas Musau ayaa la soo sheegayaa inuu 4 ruux oo shacaba ku toogtay Ismaamulka Nakuru. Ciidamada Amaanka dalka Kenya ayaa qabtay askariga xabsigana u...

Ra’iisulwasaare Xamze iyo masuuliyiinta Dowlada oo ka qeybgalay Janaasada Cali Ugaas

0
Ra’iisul Waaaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo ay weheliyaan guddoonka labada aqal ee Baarlamaanka JFS ayaa ka qeyb galay Salaadda Janaasada Alle ha u naxariistee Marxuum Cali...

Madaxa WHO “Gaza waxay noqotay aag dhimasho”

0
Madaxa Ururka Caafimaadka Adduunka Tedros Adhanom Ghebreyesus ayaa sheegay inay ka sii darayso xaalada bini'aadantinimo ee ka jirta marinka Gaza. "Gaza waxay noqotay aag dhimasho" ayuu yiri Madaxa Ururka Caafimaadka Adduunka Tedros...

SAWIRRO: Sirdoonka Qaranka oo fashiliyay qarax lagu soo qariyay Boorso

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Ciidanka Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa gacanta ku dhigay nin watay boorso walxaha qarxa lagu soo qariyay xili ay shaqa maalmeedkooda ku jireen. Degmada C/casiis ayaa lagu qabtay...

Sarkaal ka tirsan Wasaarada shaqada iyo shaqalaha oo sheegay wax lala yaabo.

0
Aadan Xasan Cabdiraxmaan oo ka tirsan wasaarada shaqada iyo shaqaalaha una fadhiya Safaarada Somaliya ee Qadar ayaa ka been abuuray safaaradaas, waxa uuna ku tilmaamay safiirka Somaliya ee Dalkaas mid la...

Af-hayeenka Booliiska oo ka hadlay weerarka SYL Hotel

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)- Af-hayeenka Booliiska Soomaaliya Gaashaanle sare Qaasim Axmed Rooble ayaa shir jaraa'id uu goor dhaw qabtay wuxuu kaga hadlay weerarkii Alshabaab ku qaadeenb SYL Hotel. Af-hayeenka wuxuu sheegay in xaalada sideedii...

SAWIRADII laga helay dagaalkii Gaza lixdii bilood ee dagaalku socday.

0
Lix bilood oo burbur ah dagaalka Israa'iil ee Gaza iyada oo aan lahayn calaamad muujinaysa dhamaadka. Lix bilood ka dib, oo in ka badan 33,000 oo Falastiiniyiin ah lagu dilay  Gaza hadana ...

Weight loss

- Advertisement -