Advertisement

Duqeyn diyaaradeed oo lala beegsaday gaari ay wateen Alshabaab

0
Ciidamada Qaranka iyo saaxiibada caalamiga ah oo kaashanaya xogta dadka Deegaanka ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay Deegaanka Cali hayle ee ku yaala xadka Sh/dhaxe iyo Galgaduud. Gaari ay la socdeen maleeshiyaad Khawaarij...

DAAWO: Wasiir sheegay in Xasan Sh iyo Saciid Dani khilaafkooda ka wada hadleen

0
Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Jaamac Xasan Khaliif ayaa sheegay in Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaba Puntland Saciid Dani ay yeesheen kulan gaar u ah. Kulankaan ayaa looga...

Maalintaana waan joogay

0
Maalma yar ka hor Bishii January 1991,intii aanuu Villada ka bixin Md. Siyad Bare. waxaa la isku dayay xabad joojin, waxaa tagay Villada, odayaal iyo culumo wada socdo. Jabhaduhu waxa ay ku...

Xuutiyiinta oo gubay markab marayay Badda Yeman

0
Dagaalyahanada Xuutiyiinta Yeman ayaa gubay markab Ganacsi oo lagu magacaabo  Marlin Luanda  kaasoo maraayay badda gacanka cadmedd ee Dalka Yemen. Markabkaan oo ahaa nuuca shidaalka qaada ayay xuutiyiintu la heleen gantaal taasoo...

Nabadoon Beeleed oo xilka looga qaaday la dagaalanka Alshabaab

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Mid ka mida Nabadoonada Soomaaliyeed ayaa maanta qaar ka mids reerkiisu xilka ka xayuubiyeen kadib markii wax qabad la'aan lagu eedeeyay. Ninkaan oo  lagu magacaabo Maxamed Cabdi Shide ayaa Nabadoon u...

Macalinka Labaad ee Xulka Galmudug oo Ganaax la dul dhigay

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-War qoraala oo ka soo baxay Xiriirka Soomaaliyeed ee Ciyaaraha ayaa lagu ganaaxay Macalinka labaad ee Xulka Galmudug Daa’uud Cabdullaahi Tubaal. 4 bilood ayaa laga ganaaxay inuu ciyaaraha ka qeybqaadan karin...

QM oo war ka soo saartay xaalad khatar ah oo ka taagan Itoobiya

0
Xafiiska isku duwidda arrimaha bani’aadinimo ee Qaramada Midoobay ayaa sheegay in 20 miliyan oo Itoobiyaan ah ay deg-deg ugu baahan yihiin wax ay cunaan, waxaana la soo warinayaa in macluul ay...

Nin Xaaskiiisa ku gubay Muqdisho

0
MUQDISHO (DAYNIIILE.COM)-Nin  ayaa xalay dab qabad-siiyay qoyskiisa oo ku nool Degmada Dharkenleey ee Magaalada Muqdisho. Wararka aan helyleyno ayaa sheegaya inuu basiin ku shubay guriga kadibna uu dab ku qabtay xili ay...

Howlgal kale oo laga fuliyay Gal-hareeri

0
Sida lagu shaaciyay warbaahinta Dowlada Howlgal Qorshaysan ayaa lagu laayay xubno Alshabaab ka tirsanaa howlgal ka dhacay Degmada Gal-hareeri. Sidoo howlgalka oo duqeyn ah ayaa lagu burburiyay xarumo Alshabaab  ay la haayeen...

Booliska Puntland oo xabsiga dhigeen nin dil gaystay

0
Ciidanka Booliska Puntland Qaybta gobolka Karkaar ayaa gacanta kusoo dhigay eedaysane lagu magacaabo Abdirahman Mohamud Ali Musse Siilaanyo kaas oo dil xalay ugu geystay magaalada Qardho Marxuum Mohamud Cali Mohamud. Hawlgalka...

Weight loss

- Advertisement -