Advertisement

Ra;iisulwasaare Xamze oo Maanta magacaabay xilal dhowr ah+Sawirro

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane, Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta u magacaabay Mudane, Xasan Maxamed Cali Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare. Sidoo kale, waxa uu Ra’iisul Wasaarahu...

Ururka Jaamacada Carabta oo ka hadlay damaca Itoobiya

0
Ururka Jaamacadda Carabta ayaa garab istaag u muujiyay Dowladda  Soomaaliya kadib heshiiskii Itoobiya iyo Soomaliland. Qoraal kasoo baxay ururka Jaamacadda carabta ayaa lagu yir”waxaan muujinaynaa diidamada ururka Jamaacadda carabta,isla markaana ay cambaareynayna...

Qiso Adis-ababa ku dhexmartay Prof.Yaxye Sh.Caamir iyo dhalinyaro Somaliyeed

0
Prof.Yaxye Sheekh Caamir ayaa ka sheekeeyay qiso Magaalada Adis-ababa ku dhexmartay isaga iyo dhalinyaro Soomaaliyeed. Prof- Yaxye Camir  ayaa wareysi uu siiyay Tv-ga Risaala ku soo dhex qaatay qisaan mar uu dhalinyaro...

Qoys ka koobnaa 6 ruux oo ku geeriyooday Xerada Qaxootiga IFO-2

0
6 QOF oo isku qooys ah ayaa kudhintey xerada Qaxootiga IFO-2 kadib markii ay shaah kukarsadeen biyo rah ku dhax-dhacay. Dadkaan isku qoyska ahaa ee wada geeriyooday ayaa koobnaa Aabe,hooyo iyo 4...

Baarlamaanka Jaamacada Carabta maxay ka dheheen damaca Itoobiya

0
Baarlamaanka Jaamacadda Carabta oo sheegay in si cad uu udiiddan yahay in faraha lalagalo arrimaha gudaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, isagoo ku baaqay in la ilaaliyo wadajirka iyo midnimada dhuleed ee Jamhuuriyadda...

Macawisleyda oo ugu danbeyn gudaha u galeen Magaalada Caad

0
Sida goor dhaw lagu soo daabacay Warbaahinta Dowlada  Ciidamada difaaca Shacabka (Macawisley) ayaa gudaha u galay Magaalada Istaraatiijiga ah ee Caad oo dhacda Koofurta gobolka Mudug kana mid ah goobihii ugu...

War ka soo baxay Dowlada Masar oo looga hadlay Xad-gudubka ay Itoobiya ku sameysay...

0
Jamhuuriyadda Carbeed ee Masar ayaa maanta warsaxaafadeed ay soo saartay wasaaradda arrimaha dibadda ku sheegtay in loo baahan yahay in si buuxda loo ixtiraamo midnimada iyo madax-bannaanida Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Warmurtiyeedka ayaa...

Dowlada Somalia oo goor dhaw ka jawaabtay hadal ka soo yeeray masuul IGAD ka...

0
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa si adag uga soo horjeesatay hadalkii maanta kasoo yeeray Xoghayaha fulinta Urur goboleedka IGAD, iyadoo u aragta mid u xaglinaya dowladda Ethiopia. War qoraal ah oo...

Itoobiya oo mar kale shaatiga IGAD ku dulmisay Qaranimada Somalia

0
ADIS ABABA (DAYNIIILE.COM)-Xoghayaha fulinta urur goboleedka IGAD, ahna wasiirkii hore ee arrimaha dibbada Itoobiya, Dr. Workneh Gebeyehu ayaa war uu soo saaray maanta wuxuu ku sheegay in IGAD walaac ka muujineyso...

Sedex Musharax oo isku haya xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland

0
Wararka laga helaayo Magaalada Garowe ee Xarunta Maamulka Puntland ayaa sheegaya in halkaasi uu ka socdo kaanbeynka musharixiinta isku haya xilka Gudoomiyaha Golaha wakiilada ama baarlamaanka Puntland. Sedex musharax ayaa isku haya...

Weight loss

- Advertisement -