Advertisement

Madaxweyne Xassan Shiikh oo ku wajahan dhuusamareeb & Wafdi hordhac u ah oo gaaray...

0
Sida aan ku heleyno warar hoose ayaa sheegaya in wafdi horudhac u ah Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray Maanta magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug. Wafdiga ayaa iskugu jira Saraakiil, Wasiiro,...

DAAWO: Shir Madaxeedka Midowga Africa ayaa gacanta la’iskula tagay

0
Shir Madaxeedka Midowga Africa ayaa gacanta la’iskula tagay kadib markii ay dawladda Ethiopia oo marti-gelinaysa ay ku guul-dareysatay hab-agaasinka, iyo marti-soorka madaxda midowga Africa. Video-Clip laga soo qaaday xarunta midowga Africa ayaa...

Haweeney seygeeda ku gubtay magaalada Garissa ee gobolka Waqooyi Bari Kenya

0
Dhacdo murugo leh isla markaana hadal hayn ka dhalisay baraha bulshada, aya ka dhacday magaalada Garissa ee gobolka Waqooyi Bari Kenya, taas oo ah in haweeney ay ninkeeda u geysatay dhaawac,...

Dowlada Itoobiya oo xukun ku riday Alshabaab sanado ka hor weeraray dhulka zoonka-ka 5-aad

0
Maxkamad laga leeyahay dalka Itoobiya ayaa 2 sano ka dib waxay xukun ku rideen xubno badan oo ka tirsan dagaalyahanada alshabaab ee soomaaliya ka dagaalama kuwaasoo dagaalka lagu qabtay. Maxkamada Itoobiya siday...

Maxaad ka taqaanaa Dalka Holond maxuusa Caan ku yahay

0
https://youtu.be/EIb-083J0pk

Booliiska oo war ka soo saaray kiiska Xildhibaan Muqdisho ku geeriyooday

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Taliska Boliiska Soomaaliya ayaa war ka soo saaray kiiska  geerida Allaha u naxariistee Xildhibaan hore Axmed Aadan oo maanta ku geeriyooday Hotel uu ka deganaa magaalada Muqdisho ee caasimada dalka. Af-hayeenka...

Dowladda Federaalka oo shahaado ku xirtay badeecadaha lasoo galiyo dalka

0
Hay’adda Taya-dhowrka Soomaaliya ayaa shahaado ku xirtay ganacsatada iyo shakhsiyaadka kale ee badeecada iyo alaabaha kale soogalinaya dalka, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay hay’adaas. Bayaankan ayaa lagu sheegay in ‘dhamaan shirkadaha,Ganacstada...

Wararkii ugu danbeeyay dagaalka Xamaas iyo Israa’iil

0
Waxaa dhacaya duqeymo ay mararka qaar diyaaradaha dagaalka Israa'iil ka geysanayaan Magaalada Rafax oo ah meesha kaliya ee ay u barakaceen falastiiniyiinta xili dunidu ka digeyso in magaaladaasi iyo barakacayaasha la...

Xildhibaan Cabdirmaan Cabdishqkuur Waxaan cambaaraynayaa rasaasta la huwiyey mudaaharaadkii

0
Waxaan cambaaraynayaa rasaasta la huwiyey mudaaharaadkii maanta Muqdisho ka dhacay. Raali kama ihi rabshadaha iyo dhagaxtuurka dibadbaxayaasha, waxaase ka halis wayn adeegsiga rasaasta nool. Sawirada halkan ka muuqda waa 19 Febraayo 2021,...

Ciidamo ka tirsan Kumaandooska Danab oo booqday xaalada nolaleed ee deganka wargaadhi+SAWIRRO

0
Ciidanka Kumandooska Xoogga Dalka Somaliyeed Ee Danab Oo ay wehliyaan Maamulka deganka wargaadhi Ee gobolka shabelada dhexe Ayaa U Kuur galay Xaalada Nololeed Ee ka jirta Guud ahan Degaanka iyo Deegnada...

Weight loss

- Advertisement -