Advertisement

Israa’iil oo shacab badan ku leysay Isbitaal Gaza ku yaal

0
QAZA (DAYNIILE.COM)-Ugu yaraan 50 qof ayaa lagu dilay qaar kale oo badana waa la xiray weerar ay Israa’iil ku qaaday isbitaalka al-Shifa ee marinka Gaza, Xamaas ayaa sheegtay in gardarrada ka dhanka...

Muxuu ahaa ujeedka kulanka Nairobi ee Hantidhowrka Somalia iyo Sweden+Sawirro

0
Hantidhowraha Guud ee JFS Abukaate Axmed Ciise Guutaale ayaa magaalada Nairobi kulan kula yeeshay Khuburo iyo madax ka socota Xafiiska Hantidhowrka Qaranka ee Sweden oo kamid ah bahwadaagta muhiimka u ah...

DAAWO: Duqeymihii Dowladu sheegtay in Alshabaab lagu laayay oo shacab badan lagu xasuuqay

0
AFGOOYE (DAYNIILE.COM)-Shacabka ku dhaqan duleedka Magaalada Afgooye sida Baqdaad iyo Alifoow ee Gobolka Shabeelaha hoose  ayaa ka sheegay in duqeymihii diyaaradaha Mareykanka ay xasuuqeen dad rayid ah. Dadka u hadlay deegaanadaasi ayaa...

Dowlada oo lacag kiro ah ku amartay shacabka degan Xaafada xero Kaluun

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-War qoraala oo ka soo baxay Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumada Soomaaliya ayaa lagu amray shacabka degan Xaafada Xero Kaluun ee Muqdisho inay bixiyaan lacagtii kirada ahayd...

Howlgal ka dhacay duleedka Afgooye oo lagu dilay tobanaan Alshabaab ah

0
WARSAXAAFADEED Muqdisho, 19 March, 2024: In ka badan 30 Khawaarij ah ayaa lagu dilay hawlgal ay iska kaashadeen Ciidamada Qalabka Sida iyo saaxiibada caalamka kaasi oo ka dhacay deegaannada Baqdaad iyo Baldooska...

Shil gaari ay ku dhinteen 11 Ardey oo ka dhacay wadada isku xirta Nairobi...

0
NAIROBI (DAYNIILE.COM)-Ugu yaraan 11 arday oo ka mid ah ardayda jaamacadda Kenyatta ayaa ku dhintay shil baabuur oo ka dhacay wadada isku xirta Nairobi iyo Mombasa. Shilka wuxuu ka dhashay markii ay...

Xildhibaano badan oo caawa ka hor yimid qorshaha Dastuurka lagu ansixinayo

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)- Waxaa Caawa Muqdisho shir ku yeeshay 71 xildhibaan oo isugu jira aqalka sare iyo golaha shacabka kuwaasoo si cad uga hor yimid qorshaha Dowlada ee wax ka badalka Dastuurka. Xildhibaanadaan...

Hay’ada QM oo ka hadashay xariga Yuhuudu kula kacday wariyaha Aljazeera

0
QAZA (DAYNIILE.COM)-Hay'ada Qaramada Midoobay oo durba ka hadashay xariga wariyaha ayaa sheegtay inay ka soo horjeedo dhibaataynta suxufiyiinta. Sidoo kale waxaa ka hadlay arga wariyaha kooxda xuquuqul insaanka ee ilaalinta saxafiyiinta,waxayna ku...

Wafdi ka socda Egypt Air oo Muqdisho soo gaaray+SAWIRRO

0
Maareeyaha Garoonka diyaaradaha Aadan Cade iyo Maareeyaha Hey’adda Duulista Rayidka oo qaabilay Wafdi ka socday shirkadda diyaaradaha Egypt Air iyo Hay'adda Duulista Masar. Wafdigani ka socday Shirkadda Diyaaradaha Egypt Air iyo Hay'adda...

Ciidamada Israa’iil oo jir dil iyo xarig isugu daray Wariyaha Aljazeera ee Qaza

0
QAZA (DAYNIILE.COM)-Ciidamada Israel ayaa si xun u garaacay oo xabsiga u taxaabay weriyaha Aljazeera Ismail al-Ghoul intii lagu guda jiray weerar ay ku qaadeen cisbitaalka al-Shifa ee magaalada Gaza. Al-Ghoul waxa uu...

Weight loss

- Advertisement -