Advertisement

British Airways iyo Virgin Atlantic oo isku dhacay

0
LONDON (DAYNIILE.COM)-Shil diyaaradeed ayaa ka dhacay garoonka diyaradaha Heathrow ee Magaalada London Dalka Britain. Shilkaan ayaa yimid markii ay isku dhaceen laba diyaaradood oo kala ah British Airways iyo Virgin Atlantic, waxay...

DEG DEG : Raggii dilay Marxuum Abuukar Axmed Kaabax oo Dil lagu xukumay

0
Maxkamadda Ciidamada ayaa Dil-toogasha ah ku xukuntay Cabdifatax Maxamed Xasan Qoslaaye & Maxamed Cabdi Maxamed Qoone oo kala ahaa taliyihii Hilwaa, Kabtan Police ka tirsan & Dable Gacanyare u ahaa Taliyaha. Waana...

Sh.Cali Wajiis “Dowladu way soo xiri kartaa maamul goboleedkii ka hor yimaada

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Shekh Cali Wajiis ayaa ka hadlay awooda uu leeyahay  Madaxweynaha Soomaaliya iyo maqaamka madaxweybe Maamul Goboled. Sh.Cali Wajiis wuxuu sheegay in Madaxweynaha Xasan Sheekh yahay Hogaanka dhabta ah ee beycada sida...

Maxkamada SSC khaatumo oo maanta riday xukun dil ah

0
Maxkamda darajada koowaad ee Maamulka SSC Khaatumo ayaa goor dhaw oo maanta ah waxay qaaday xukun dil ah ku riday nin dhawaan dil gaystay. Gacan ku dhiiglaha dilka lagu xukumay oo ah...

Xamze Cabdi-Barre iyo Safiirka Turkey maxay ka wada hadleen+SAWIRRO

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Mudane Alper Aktaş, kaas oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka...

Dowladu maxay ka tir Dagaalkii Balcad ka dhacay

0
Sida goor dhaw lagu baahiyay Warbaahinta Dowlada Ciidamada Qaranka ayaa saakay fashiliyey weerarkii Saaka Alshabaab ku soo qaadeen Balcad. "Ciidamada qaranku waxay fashiliyeen dhagar ay Khawaarijtu u soo maleegtay shacabka degmada...

Roobab khasaare gaystay oo ka da’ay Jig-jiga

0
JIG-IIGA (DAYNIILE.COM)-Wararka ka imaanaya Magaalada Jig-jiga ee Xarunta Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegaya in halkaasi uu ka curtay roobabkii guga ee la filaayay. Wararku waxay tilmaamayaan in roobabka oo waynaa darteed...

Qarax iyo Dagaal Alshabaab Saaaka ku qaadeen Magaalada Balcad

0
BALCAD (DAYNIILE.COM)-Saaka aroortii hore dagaal xoogan ayaa ka dhacay Magaalada Balcad ee Gobolka Shabeelaha dhexe kadib weerar ay ku qaadeen Kooxda Alshabaab. Wararka ayaa tilmaamaya in Alshabaab laba jiha weerar ka soo...

Taliye Sulub oo xalay afur wadareed sameeyay+SAWIRRO

0
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sareeye Guuto Sulub Axmed Firin, ayaa xaflad afur ah u sameeyay xubno ka kala socday labada aqal ee Baarlamaanka JFS, Maamulka Gobalka Banaadir, Saraakiil ka kala socotay...

Hogaamiyaha SSC Khatumo oo gudi u magacaabay soo qiimeynta masiibadii qabsatay Magaalada Ballihadhac

0
Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo Mud. Cabdiqaadir Axmed Aw-cali ayaa magaacabay Guddi heer Maamul ah oo u kuurgala Xaalladda magaalada Ballihadhac ee G/Sool oo todobaadkan uu dab xooggani oo geystay dhimasho iyo dhaawac...

Weight loss

- Advertisement -