Advertisement

Gud. Aadan Madoobe oo la kulmay jaaliyada Soomaalida ee Mareeykanka+Sawirro

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay weheliyaan xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ayaa kulan la qaatay jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Mareykanka Jaaliyada Soomaaliyeed ee...

Ra’iisulwasaare Xamze oo Turkida kala qeybgalay Xuska 100 sana jirka Dalkaasi+SAWIRRO

0
Muqdisho, Oktoobar 29, 2023: - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa ka qaybgalay Sannadguurada 100-aad ee ka soo wareegtay aas-aaska Jahmuuriyadda aan walaalaha nahay ee Turkiga. Ra’isul Wasaare...

Wararkii ugu danbeeyay ee dagaalka Gaza

0
Gaza (dayniiile.com)-Wararka ugu danbeeya ee caawa ka imaanaya Magaalada Gaza ayaa sheegaya in wali uu socdo xasuuqii lagu hayay dadka muslimiinta ah ee reer Falastiin. Wararka caawa la helaayo waxaa ka mida...

DAAWO VIDEO: Saraakiil SSC Qaatumo ah oo diideen qorshe maanta lagu sii deyn lahaa...

0
Qaar ka mida Garaadada Gobolada Sool,Sanaag iyo Ceyn ayaa maanta laga hor istaagay qorshe ay ku doonayeen inay Xabsiga Buuhoodle ee SSC Qaatumo  kaga sii daayaan Maxaabiis reer Somaliland ah. Saraakiil ka...

Qaramada Midoobe oo mar kale ku baaqday xabad joojin bini’aadantinimo

0
Hay’ada Qaramada Midoobe ayaa mar kale soo saartay war qoraa ah oo ay ku baaqayaan xabad joojin bini’aadantanimo xili hore dhowr mar loogu fashilmay. Hay’adaha hoos taga Qaramada Midoobe sida UNICEF, WHO,...

Sida Senatorkan Soomaaliyeed lacag looga dhacay markii ‘la sixray’

0
=XIGASHO BBC SOMALI= Wali mala kulantay Indho-sarcaad ama sixir lagugu dhaco, mararka qaar waxaa jira dad indho-sarcaad sameeya ama sixra si ay dadka uga qaataan wixii ay wataan. Haddaba dhacdo tan lamid ah...

Ciidamada Dowlada oo duulaan ku ah Deegaanka Caad

0
Wararka laga helaayo Gobolka Mudug vayaa sheegaya in Ciidamada Dowlada iyo kuwa deegaanka ay saaka ka wadaan dhaq dhaqaaq ciidan deegaanka Camaara. Ciidamada kala duwan waxaa la soo sheegayaa inay ku jiraan...

Dagaalka Gaza oo yeeshay waji dhaqaale

0
Gaza (dayniiile.com)-waxaa soo baxaya warar horu dhac ah oo laga helayo damaca reer galbeedka ay ka leeyihiin taageerada indha la'aanta ah ee ay siinayaan Israa'iil si ay u qabsato Gaza. Wararka soo...

Ku dhawaad 10 ruux oo ku geeriyoodeen Baladweyne

0
Baladweyne (dayniiile.com)-Sida ay sheegtay Duqa magaalada Baladweyne Nadar Tabaax Maalin roobabka iyo fatahadaha ka jira Baladweyne darteed ayaa waxaa sii kordhaya dadka ku dhimanaya magaaladaasi. 24-kii saac ee la soo dhaafay waxay...

Ra’iisulwasaare Xamze oo booqasho dhiira-gelin ah ugu tagay ciidanka xasillinta caasimadda+SAWIRRO

0
Muqdisho, Nofeembar 17, 2023;Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer dhiirigelin ah ugu tagey ciidanka xasillinta caasimadda ee millatariga sida Booliska u howlgala (Polizia militare) ee...

Weight loss

- Advertisement -