Advertisement

Roobab khasaare gaystay oo ka da’ay Jig-jiga

0
JIG-IIGA (DAYNIILE.COM)-Wararka ka imaanaya Magaalada Jig-jiga ee Xarunta Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegaya in halkaasi uu ka curtay roobabkii guga ee la filaayay. Wararku waxay tilmaamayaan in roobabka oo waynaa darteed...

Qarax iyo Dagaal Alshabaab Saaaka ku qaadeen Magaalada Balcad

0
BALCAD (DAYNIILE.COM)-Saaka aroortii hore dagaal xoogan ayaa ka dhacay Magaalada Balcad ee Gobolka Shabeelaha dhexe kadib weerar ay ku qaadeen Kooxda Alshabaab. Wararka ayaa tilmaamaya in Alshabaab laba jiha weerar ka soo...

Taliye Sulub oo xalay afur wadareed sameeyay+SAWIRRO

0
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sareeye Guuto Sulub Axmed Firin, ayaa xaflad afur ah u sameeyay xubno ka kala socday labada aqal ee Baarlamaanka JFS, Maamulka Gobalka Banaadir, Saraakiil ka kala socotay...

Hogaamiyaha SSC Khatumo oo gudi u magacaabay soo qiimeynta masiibadii qabsatay Magaalada Ballihadhac

0
Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo Mud. Cabdiqaadir Axmed Aw-cali ayaa magaacabay Guddi heer Maamul ah oo u kuurgala Xaalladda magaalada Ballihadhac ee G/Sool oo todobaadkan uu dab xooggani oo geystay dhimasho iyo dhaawac...

Booliiska Maamulka SSC Khaatumo oo soo qabtay gacan ku dhiigle ku baxsaday Laas-caanood

0
LAAS-CAANOOD (DAYNIILE.COM)-Taliska Ciidamada Booliiska Maaamulka SSC Khaatumo ayaa ku guuleystay inay soo qabtaan gacan ku dhiigle dil ka gaystay Laas-caakood kadibna baxsaday. Gacan ku dhiiglaha ayaa shil gaari ku dilay qof wadada...

Dilka hadal haynta ka dhaliyey Sweden ee wiilkan Soomaaliga ah loogu xiray, loona maxkamadaynayo

0
=XIGASHO BBC SOMALI= Xaaska oo ah 20 jir la yiraahdo Saga Forsgren Elneborg, ayna ninkaas wada socdeen qiyaastii muddo labo sano ah ayaa meydkeeda laga helay gurigeeda, wax lagu tilmaamay "dil sharafeed”...

Dowlada Itoobiya iyo Maamulka Somaliland maxay ka yiraahdeen go’aankii Dowlada Somalia

0
Kadib markii shalay Dowlada Somalia dalkeeda ka ceyrisay Safiirka Itoobiya ee Somalia ku sugnaa iyo xiristii qunsuliyadaha Garowe iyo Hargeysa ayay dhinacyadu war ka soo wada saareen walow tii puntland aan...

Madaxweyne Xasan oo kacbada uga soo duceeyay Soomaalida+SAWIRRO

0
Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan Dalka Sacuudiga gaar ahaan Kacbada ayaa qeyb ka ah dadka muslimiinta ah ee cimreysanaya sanadkaan. Madaxweynaha oo ku gutay Cimrada Bayta Alle...

Eedeysanayaal loo heysto dilal hore uga dhacay Muqdisho oo la soo bandhigay+Sawir

0
Sida lagu shaaciyey qoraal ka soo baxay Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo kaashanaya Hay’addaha Amaanka ayaa gacanta ku soo dhigay eedeysanayaal tiradoodu gaareyso 5 qof, kuwaas oo loo heysto inay dil u...

Wararka ugu danbeeya Xaalada Gaza iyo Tirada dhimashada

0
QAZA (DAYNIILE.COM)-Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha Israa'iil Benjamin Netanyahu ayaa sheegay in ay u oggolaan doonaan in si ku meel gaar ah gargaar ah la gaarsiiyo marinka waqooyiga Gaza si loo xaqiijiyo sii...

Weight loss

- Advertisement -