Advertisement

DAAWO: Xukuumada Dan-Qaran qaabkee usoo dhaweysay Xuskqa 12-ka Apriil

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)- Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Saalax Axmed Jaamac ayaa qaab cajiba usoo dhaweeyay ama u weyneeyay xuska  12-ka Apriil  taasoo 64 sano guuradii ka soo wareegatay markii la aas aasay...

Madaxweynaha muxuu ka yiri maalinta 12-ka Apriil

0
Mugdisho, Abriil 12, 2024: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu hambalyeeyay saraakiisha, saraakiil-xigeennada, aliflayda, dableyda, dhammaan qeybaha kala duwan ee Ciidanka Xoogga Dalka iyo qoysaskooda sannaD guurada...

Dowlada Somalia “kulankii Nairobi laguma soo hadal qaadin wax ku saabsan Badda Somalia”

0
Dowladda Federaalka ee Soomaaliya waxay si xooggan u diiddan tahay, ayna beeninaysaa warka ay faafisay Wakaaladda Wararka Reuters ee ah in kulanka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweyne William Ruto ku...

Kulankii Madaxweyne Xasan iyo Shariif Sh.Axned muxuu ku soo dhamaaday

0
NAIROBI (DAYNIILE.COM)-Waxaa xalay Magaalada Nayroobi ku kulmay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh iyo Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed. Kulankaan waxaa looga hadkay xurgufta u dhexeysa ee dhanka siyaasada oo ay ku kala fogaadeen. Warar...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

0
Muqdisho, Jimco, 12 April, 2024. 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan muhiim ah kula yeeshay Nairobi Madaxweynaha Kenya William Ruto. 2- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo hambalyo u diray Ciidanka Xoogga Dalka...

Dowlada Somalia oo beenisay inay Itoobiya Badda lagala heshiiyayp

0
Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda Dowlada Soomaaliya Cali Balcad ayaa beeniyay warar saxaafadu baahisay taasoo ah in Dowladu kala heshiisay Itoobiya siiinta dhul badeed Soomaaliyeed. "waxba kama jiraan  wararka sheegaya heshiiska badda ee...

Kenya oo soo bandhigtay heshiis badda ah oo lagu qaboojinayo xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya

0
XIGASHO VOA-SOMALI Mas’uul sare oo ka tirsan dowladda Kenya ayaa Khamiistii sheegay in Kenya ay soo jeedisay in heshiis dhinaca badda ah ay galaan dalalka IGAD, si loo qaboojiyo xiisadda u dhaxeysa...

DAAWO: Taliyaha Milatariga Somalia oo Ciidamada ugu Hambalyeeyay maalinta Ciifanada Xooggga

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Taliyaha Ciidamada Milatatiga Ssoomaaliya Ibrahim Sheekh Muxudiin ayaaa maanta oo ah 12-ka Apriil wuxuu Ciidamada ugu Hambalyeeyay markii la aas aasay Ciidamada. 12-ka April  1960-kii waxay ku beegan tahay markii la...

Wararkii ugu danbeeyay ee Xaalada Gaza

0
QAZA (DAYNIILE.COM)-Falastiiniyiin ayaa safaf ugu jira cunto ka cunteynta magaalada Rafah ee Marinka Gaza Samantha Power oo ah madaxa USAID ayaa markii ugu horeysay si cad u sheegtay in macaluul ay ka...

Yuu u xayirnaa qaadka Kenya ee Soomaaliya taga maalmihii la soo dhaafay?

0
=XIGASHO BBC SOMALI= XIGASHADA SAWIRKA,NATION MEDIA GROUP Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Qaadka Miiroowga ee Kenya uu maanta tagay magaalada ka dib muddo maalmo ah oo uu hakad ku jiray. Sababta...

Weight loss

- Advertisement -