Advertisement

Ciidamada Milatariga oo Alshabaab kala wareegay deegaano hoos taga Xudur+SAWIRRO

0
Xudur (dayniiile.com)-Sida lagu baahiyay warbaahinta Dowlada deegaano cusub ayaa laga saaray Alshabaab halkaasoo ay mudo ka talinayeen. Deegaanada laga saaray Alshabaab oo kala ah abagbeeday, dudumaale, buulo-kojoor iyo Ceelgaras ayaa dhamaantood hoos...

Wasiir ka tirsan Maamulka Hirshabelle oo weerar afka ah ku qaaday Hay’adda Maareynta Masiibooyinka.

0
Jowhar (dayniiile.com)-Wasiir ka tirsan Dowlad Goboleedka Hirshabelle ayaa si adag weerar afka ah ugu qaaday Hay'adda maareynta masiibooyinka SoDMA ee hoos tagta Dowlada Soomaaliya. Maxamed yuusuf Colow Wasiir ku xigeenka Warshadaha Maamulka...

Booliiska Guri-ceel oo qabtay askari shacab dhibaateeyay

0
GURICEEL (DAYNIILE.COM)-Ciidamada Booliiska Magaaalada Guri-ceel ee Gobolka Gal-gaduud ayaa la soo sheegayaa inay gacanta ku dhigeen askari Booliis ah oo rasaas ku dhaawacay qof shacab ah. laamaha amniga wali ma cadeyn ujeedka...

Nin tooreey ku laayay dad badan Dalka Mareykanka

0
Wararka laga helaayo Dalka  Mareykanka ayaa sheegaya in wiil 22 jir ah uu dad  badan laayay kuwa kalana dhaawacay xili uu tooreey adeegsanayay. Sida Booliisku liis gareeyeen waxaa weerarkaasi oo tooreey loo...

Deeq Dawo ah oo la gaarsiiyay Isbitaalka Degmada Jawiil.

0
Jawiil (dayniiile.com)-Kadib markii dhawaan uu safar shaqo ku tagay Gobolka Hiiran Gudoomiyaha Hay’ada Maareynta MasiibooyinkaMaxamuud Macalin Cabdulle  ayuu booqday Magaalada Jawiil ee Gobolka Hiiraan halkaasoo ay si weyn ugu soo dhaweeyeen...

Madaxweyne Xasan oo Magacaabay Taliyaha ciidamada lugta iyo Taliye xigeenka Xoogga Dalka

0
Muqdisho, Sebteember 19; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xeer Madaxweyne ugu magacaabay Sareeye Guuto Madeey Nuureey Sheekh Taliye Ku xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa...

Aqoon is-weydaarsi loo qabtay in ka badan 200 da’yar Soomaali ah, dalka Netherlands

0
  Magaalada Breda ee waddanka Netherland waxaa lagu qabtay Sebtidii aqoon is-weydaarsi ay ka soo qeybgaleen in ka badan 200 dhalinyaro Soomaali ah oo ka kala yimid cirifyada dalkaasi. Aqoon is-weydaarsigan, oo ah...

SAWIRRO: Tartanka K/Cagta Maamul Goboleedyada oo Galabta lagu furay Hirshabelle iyo Galmudug

0
Waxaa garoonka Stadium Muqdisho galabta ka bilowday tartanka kubada cagta ee Maamul Goboleedyada Soomaaliya iyadoo lagu furay Hirshabelle iyo Galmudug. Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa lagu qabtay gudaha...

RW Xamse oo Gudoomiyay kulanka Guddi Hoosaadka Golaha Wasiiradda

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo guddoomiyey kulanka Guddi Hoosaadka Golaha Wasiiradda ee Tiirka Soomaali Heshiis ah, ayaa warbixino ka dhagaystay Wasaaradaha ka midka ah Tiirka...

Ciidamada Niger oo telefishanka dalkaas kaga dhawaaqay afgembi kaddib markii ay xireen Madaxweynaha dalka

0
Ciidamada dalka Niger ee ku yaalla Galbeedka Africa, ayaa telefishanka qaranka dalkaas kaga dhawaaqay afgembi, iyaga oo sheegay inay laaleen dastuurka dalka, oo ay kala direen dhamaan xarumaha kala duwan ee...

Weight loss

- Advertisement -