Advertisement

Wararkii ugu danbeeyay ee xaalada GAZA

0
GAZA (DAYNIILE.COM)-Madaxa Ururka Caafimaadka Adduunka Tedros Adhanom Ghebreyesus ayaa sheegay inuu aad uga walaacsan yahay qorshaha Israel ee duulaanka dhulka ee Rafah ee koonfurta Gaza. Xafiiska warbaahinta ee xukuumadda Gaza ayaa sheegay...

Maxaa xalay ku dhacay Burcad baddeed markab ugu afduubnaa xeebaha Soomaaliya?

0
=XIGASHO BBC SOMALI= Sida uu BBC-da u xaqiijiyey wasiirka dekaddaha iyo gaadiidka badda ee Puntland Axmed Yasiin Saalax, ciidmada Hindiya ee ka midka ah kuwa ku sugan xeebaha Soomaaliya ayaa howlgal ku...

Golaha shacabka oo beeniyay aqoonsi looga qeyb-qaatay qaraxii SYL Hotel

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Sida maalmihii ugu danbeeyay baraha bulshada lagu baahiyay waxaa jira in kooxihii weeraray 2 habeen ka hor weeraray SYL Hotel in qaarkood ay isticmaaleen aqoonsiga shaqaalaha Golaha shacabka. Haddaba masuul u...

Ra’iisulwasaare Xamze oo booqday xarumaha NISA iyo Booliiska+SAWIRRO

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer shaqo ku tagey Taliska Ciidanka Hey’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka iyo Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, halkaas oo uu...

Hanti dhowraha Qaranka oo canaantay hay’adaha Dowlada ee daqli ururinta

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-War qoraala oo ka soo baxay Hanti-dhworka gudu ee Qaranka ayaa lagu canaantay hay'adaha dowlada ee u qaabilsan dhanka daqli ururinta taasoo muujineysa inuu jiro gaabis iyo hanti lunsasho. Hanti dhowraha...

XOG: Madaxweyne Xasan oo lagu wado inuu is badal ku sameeyo Hay’adaha amaankam

0
Warar ku dhaw dhaw Madaxtoyada Soomaaliya ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud saacadaha soo socdo uu is badalo ku sameynayo hay'adaha amaanka. Talaabadaan ayaa soo dedejisay kadib markii uu ka...

Askar hore gaari ula goosatay Alshabaab oo maanta ka soo muuqdayMaxkamada Kismaayo

0
Cabdifataax Nuur Cabdullaahi, Xassan Cabdullaahi Maxamed iyo Mukhtaar Maxamed Cali oo loo haysto in ay ku kaceen qayaano qaran islamarkaana ay la goosteen Gaari Hartop ah, qori dabajeex ah iyo qori...

Dowlada Somalia oo ka qeybgashay doorashada midowga Afrika ee sanadka danbe

0
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ka qayb gashay kulan looga hadlay doorashada Midowga Africa ee sanadka soo socda. Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Maxamed Warfaa oo metelaya Dawladda Soomaaliya ayaa xarunta Midowga...

Shacabka Xamar kuma qancayaan ilaa Dowladu cadeyso, soona xirto cidii fududeysay weerarkii SYL Hotel

0
Bulshada Soomaaliyeed ayaa wali dhagta waxay u taagayaan talaabo u qalanta in Dowladu qaado marka la eego cidii ka danbeysay weerarkii habeen hore lagu qaaday SYL Hotel ee sababay dhimashada,dhaawaca iyo...

Xamze Cabdi-Barre oo xalay booqday isbitaalka Digfeer

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xalay booqday Isbitaalka Erdogan ex Digfeer ee magaalada Muqdisho, si uu ugu kuurgalo xaaladda caafimaad ee mas’uuliyiin iyo muwaadiniin Soomaaliyeed ee...

Weight loss

- Advertisement -