Advertisement

Dowalda oo sheegtay in guud ahaan Alshabaab ay soo afjarayan ka hor bisha Febraayo

0
MUQDISHO (DAYNIIILE.COM)-Xuseen Macalin oo ah La taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweyne Xasan ayaa sheegey inay gabi ahaanba Alshabaab soo afjarayaan ka hor bisha Febrayo ee sanadka cusub. “ Dagaalka Ka dhanka ah...

DAAWO VIDEO: Cali Jeyte Cusmaan oo markii ugu horeysay ka hadlay Xilka loo magacaabay

0
La taliyaha Madaxweynaha Soomaaliya ee dhanka Ciidamada Macawisleyda mudane Cali Jeyte Cusmaan ayaa markii ugu horeysay ka hadlay xilka loo magacaabay iyo sida uu u arko. Cali Jeyte wuxuu sheegay inuu uga...

Cudur dad badan u dhinteen oo Somalia ka jira iyo waxa QM ka tiri

0
Waxaa Soomaaliya ka jira cudurka daacuun colaaleedka oo aalaaba mar kaca kaasoo todobaadkii la soo dhaafay dad badan u dhinteen. Sida ay BBC-du sheegtay cudurkaan Daacuun-calooleed-ka ah ayaa toddobaadkii u dambeeyay ku...

XOG SIR AH: Wax ka ogow Xiisada cusub ee Puntland iyo Is guruubeysiga

0
Waxaa meeshii ugu adkeyd soo gaartay xiisada Siyaasadeed ee Puntland hadaad ogeyd tanaasulkii Madaxweynaha Puntland una heysatay in la is fahmay hada la soco xiisad siyaasadeed oo tii hore ka daran...

Mohamed Salah oo Masar ka caawiyay u soo bixitaanka koobka qaramada Afrika

0
Masar ayaa ka soo gudubtay gool ka hor si ay u garaacdo xulka Guinea oo ay iska xaadiriyaan tartanka sanadka soo socda.   Masar ayaa guul soo laabasho ah ka gaartay Guinea waxayna...

Dowlada Somalia oo war ka soo saartay Dagaalkii Saaka ka dhacay Deegaanka Caad

0
War qoraala oo ka soo baxay dhanka Dowlada Somalia ayaa looga hadlay Dagaalkii cuslaa ee Saaka ku dhexmaray Deegaanka Caad Ciidamada Dowlada iyo Alshabaab. Qoraalka ayaa sidaan u dhignaa:- Ciidanka Xoogga Dalka iyo...

XOG: Shir Somalia Muhiim u ah oo 12-ka bishan ka dhacaya New York.

0
Waxaa jira shir aad muhiim ugu ah Dowlada Somalia kaasoo ka dhaci doona Magaalada New York ee Dalka Mareykanka. Shirkaan oo loo balansan yahay 12-ka bishaan ayaa u dhexeeya Dowlada Somalia iyo...

Maalinta AIDS-ka oo maanta laga xusay Muqdisho

0
Muqdisho (dayniiile.com)-Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu qabtay munaasabad lagu xusaayay maalinta HIV AIDS oo ku asteysan 1-da December oo sidaan oo kale dunida oo dhana looga xuso. Guddoomiyaha guddiga ka hortagga HIV...

DEG DEG: Dowlada oo guul ka sheegatay Dagaal goor ka bilowday deegaanka Jeex-jeex

0
Wararka laga helaayo Koonfurta Gobolka Mudug ayaa sheegaya inuu goor dhaw dagaal ka qarxay deegaanka Jeex-jeex oo aad ugu dhaw Magaalada Caad. Dagaalkan wuxuu u dhexeeya Ciidamada Dowlada oo garab ka helaya...

Dowlada Somalia iyo Maamulka Puntland maxay ka yiraahdeen Askarta Mareykanka ee laga baadi-goobayo Xeebaha...

0
Dowlada Mareykanka ayaa wali baad goob waxay ugu jirtaa laba askari oo ka mid ahaa ciidamada Badda Mareykanka kuwaasoo dhawaan la wayay xili ay howlgal ka wadeen badda Cas ee Soomaaliya. Labada...

Weight loss

- Advertisement -