Advertisement

C/raxman C/shukuur “Waraysiga wiilkan wuxuu i soo xasuusiyay Qiso dhexmartay C/salaan Jaluut iyo Kornayl...

0
Waraysiga wiilkan wuxuu i soo xasuusiyay Qiso dhexmartay C/salaan Jaluut iyo Kornayl Qadaafigii Liibiya 4-ka sano xukumaayay. Jaluut iyo Qadaafi waxay ahaayeen saaxiib dhow oo 1969 xukunka dalka Liibiya afgambi Milateri ku...

Sirta ku hoos duugan dhulka SSC Khaatumo

0
Prof.Yaxye Sheekh Caamir oo ka mid aqoonyahanada hadana qorayaasha ah ayaa kashifay sir weyn oo ka jirta Dhulka SSC Khaatumo. Qoraalka Prof Yaxye Sheekh Caamir ayaa sidaan u qoran:- Waxaa lagu yiri: Laascaano...

DAAWO: Ciidamada NISA oo gacanta ku dhigay Qof Ajnabi ah iyo Agab loo waday...

0
Ciidamada Nabad sugida iyi sirdoonka NISA ee Dowlada Soomaaliya ayaa shaaciyeen inay qabteen qof ajanabi ah iyo agab isugu jirey walxaha qaraxa laga sameeyo iyo Kumbuutaro gaari lagu waday. Saraakiisha NISA waxay...

Taliyaha guutada 24-aad oo deeq daawo ah ku wareejiyay Isbitaalka Guud ee Degmada Ceeldheer

0
Ceeldheer (dayniiile.com)-Taliyaha guutada 24-ad ee  khaalid bin waliid Maxamed Dhega-weyne ayaa deeq daawo ah saaka ku wareejiyay isbitaalka guud ee degmada ceeldheer Gobolka Galgaduud oo maalmo ka hor laga saaray Alshabaab. Deeqdaan...

Booliiska Puntland oo soo bandhigay Aafar Suuriyaan ah oo dhac ku eedeysan+SAWIRRO

0
War qoraala oo ka soo baxay Booliiska Maamulka Punttland kuna taariikheysan 28-12-2023 oo maanta ah ayaa lagu shaaciyay inay qabteen afar ruux oo u dhashay dalka Suuriya kuwaasooxatooyo ka gaystay Puntland. "Ciidanka...

Saraakiil puntland ka tirsan oo xalay lagu dilay Gaalkacyo

0
GAALKACYO (DAYNIIILE.COM)-Kooxo hubeysan ayaa xalay Xaafada Halabokhad ee Magaalada Gaalkacyo waxay ku dileen laba sarkaal Booliis oo ka tirsanaa Police-ka qaybta Gobolka Mudug ee Maamulka Puntland. War qoraal ah oo ka soo...

Ganacsade Soomaali ah oo meydkiisa laga helay Dalka Canada

0
Allaha u naxariistee Ganacsade Farah Ali Mohamoud oo mudo la baadi goobayay ayaa ugu danbeyn meydkiisa laga helay Dalka Canada. Ciidamadama Booliiska oo shaqadaan u xilsaarnaa ayaa soo helay meydka islamarkaana wali...

Xasan Sheekh iyo Muuse Biixi oo shir ku leh Dalka Jabuuti

0
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Maamulka Somaliland ayaa siyaabo kala duwan u wada gaareen Dalka Jabuuti kadib casuumaad ay ka heleen Madaxweynaha Jabuuti. Madaxweyne Ismaaciil Cumar Gelle ayaa ujeedkiisu yahay...

Sarkaal Booliis ah oo isku dilay ismaamulka Meru

0
MERU (DAYNIIILE.COM)-Ismaamulka Meru ee Dalka Kenya waxaa laga soo sheegayaa inuu isku dilay sarkaal Booliis kaasoo lagu magacabi jirey Simon Gitonga. Wararka Horu dhaca ah ee baarayaashi helayaan ayaa ah in Sarkaalkaan...

Duqa Muqdisho oo Saaka booqday tababarka Xulka Gobolka Banaadir+SAWIRRO

0
MUQDISHO (DAYNIIILE.COM)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa saakay booqday halka uu ka socdo tababarka Xulka ciyaartoyda kubada cagta ee Gobolka Banaadir . Tababarkaan oo ka socda...

Weight loss

- Advertisement -