Advertisement

Isimada Puntland oo qaaday Talaabooyin uusan ku qanci doonin Madaxweynaha Puntland

0
GAROWE (DAYNIIILE.COM)-Wararka laga helaayo Magaalada Garowe ee Xarunta Maamulka Puntland ayaa sheegaya in isimada dhaqanka ay soo saareen go'aan uusan ku farxayn Madaxweyne Saciid Dani islamarkaana Dan u ah mucaaradka Puntland. Isimada...

DEG DEG: Dowlada Somalia iyo Somaliland oo heshiis gaareen

0
Wasiirka arimaha gudaha Dowlada Faderaalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa goor dhaw oo caawa ah  sharaxay heshiis goor dhaw ay kala saxiixdeen  Dowlada Somalia iyo Maamulka Somaliland. Tv-ga Qaranka barta uu ku...

Israa’iil oo sheegtay inta askari ee laga dilay tan iyo markii uu dagaalku billowday...

0
In ka badan 500 oo askari oo Israa’iiliyiin ah ayaa la dilay tan iyo markii dagaalka ka dhanka ah Xamaas uu billowday 7-dii October, sida ay sheegeen milateriga Israa’iil. Waxa ay intaa...

Xaaska madaxweyne Museveni oo lagfa helay xanuunka Covid-19

0
Madaxweynaha Uganda, Yoweri Museveni ayaa shaaciyay in xaaskiisa, ahna marwada koowaad laga helay xannunka Covid-19. Qoraal uu madaxweynuhu soo dhigay bartiisa tweeter-ka, ayuu ku sheegay in xaaskiisa, Maama Janet laga helay xannuuka...

Ciidamada Ruushka oo  Ukraine Saacadihii ugu danbeeyay Sanadka Cusub Weeraro xoogan u geystay

0
Waxaa soo baxaya warar sheegaya in tirada dhimashada ee Ukraine ay mar kale kor u kacday kadib weerarkii Ruushka.Ugu yaraan 28 qof ayaa la dilay, sida ay sheegeen saraakiisha dowladda Ukraine. Si...

Madaxweynaha Ukraine oo hadda ka hadlay weerarada Ruushku ku qaaday dalkiisa maanta

0
Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa X ku sheegay inuu booqday magaalada Avdiivka oo weeraro joogto ah kala kulantay ciidamada Ruushka. Wuxuu ku tilmaamay inay tahay "mid ka...

Macawisleey ka tirsan Beesha Waceysle iyo Gaadiid Dagaal oo Maanta Muqdisho laga sagootiyay

0
MUQDISHO (DAYNIIILE.COM)-Waxaa maanta Magaalada Muqdisho ka baxay maleeshiyaad cusub oo qeyb ka ah macawisleyda Beesha Wacayske ah kuwaasoo loo diyaarshay dagaalada ka dhanka ah Alshabaab. Ciidamadaan oo tiradooda iyo agabkooda hub midna...

Cabdiraxmaan Baadiyoow  Markii la qiimeeyay 208 Jaamacadood, oo ku yaalla dalalka Carabta, Mogadishu University...

0
La-taliyaha madaxweynaha Soomaaliya ee arrimaha dib u heshiisiinta, Dr. Cabdiraxmaan Macallin Cabdullaahi Baadiyoow ahna Bare Jaamacadeed ayaa ka hadlay guul usoo hoyatay Jaamacadaha ku yaalla Soomaaliya, gaar ahaan Jaamacadda Mogadishu University. Mogadishu...

DAAWO: Galmudug iyo Hirshabelle oo Galabat Bar-baro ku kala baxay

0
MUQDISHO (DAYNIIILE.CO )-Kulankil furitaanka ee galabta tartanka kubada cagta ee Maamul Goboleedyada ee u dhexeeyay Galmudug iyo Hirshabelle ayaa lagu kala baxay bar baro 1-1 ahaa. Galmudug ayaa goolka ku hor martay...

Xildhibaan hore oo Muqdisho lagu dilay

0
MUQDISHO (DAYNIIILE.COM)-Allaha u naxariistee waxaa galabta Muqdisho lagu dilay Xildhibaan hore oo lagu magacaabi jirey Ibraahim Saalax Deyfullaah. Kooxo hubeysa ayaa masuulkaan hore waxay ku toogteen Degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho,wuxuuna ka...

Weight loss

- Advertisement -