Advertisement

Taliyaha Ciidamada Xoogga oo sharaxay tirada Alshabaab looga dilay howlgalkii diyaarada ay fulisay

0
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin Cadow ayaa sharaxad dheeraad ah ka bixiyay howlgal Saaka ay diyaaradaha dagaalku saaka ka fuliyeen koonfuta Gobolka Mudug kaasoo lagu bartilmaameedsaday fariisimo...

Laba Al-shabaab ahaa oo Maanta isku soo dhiibeen Dowlada Somalia

0
Laba Nin oo ka tirsanaa Kooxda Alshabaab ayaa Maanta lagu soo kala bandhigay Gobolka Shabeelaha hoose iyo Gobolka Bakool markii ay isasoo dhiibeen. Mid ka mida labada nin ee isasoo dhiibeen waxaa...

Duqeymò diyaaradeed oo Saaka lagu burburiyay Saldhigyadii Al-shabaab ee Gobolka Mudug

0
Diyaaradaha Drons-ka loo yaqaan ee Ciidamadu isticmaalaan ayaa Saaka duqeeyay Saldhigyo Alshabaab ku leeyihiin deegaano ku yaal Gobolka Mudug. Howlgalkaan oo Qorsheysnaa waxaa  fuliyey diyaaradaha Dagaalka ee  kaalmeeya Ciidamada Soomaaliya. Duqeymaha waxaa lagu...

Dowlada UK oo 9 Million ugu deeqday Somalia

0
Xafiiska Arrimaha Dibadda, Barwaaqo-sooranka iyo Horumarinta (FCDO) oo Dawladda UK u qaabilsan horumarinta dibadda ayaa Soomaaliya ugu yaboohay qaddar dhaqaale oo dhan $9 Million oo dollar oo lugu biirin doono mashruuca...

DAAWO: Qiso aad u xanuun badan,Hooyo Ninkeedii iyo wiilkadaba aano qabiil loo dilay

0
Hooyo shariifo Xuseen Tifow oo ka mida waalidiinta ay saameynta ku yeelatay colaad beeleedyadii ka jirtey Gobolka Shabeelaha dhexe ayaa Tv-ga Qaranka uga sheekeysay Wiilkeeda curudka iyo aabihiis oo ay ku...

Ergeyga Madaxweynaha muxuu kala hadlay Maamulka Galmudug+Sawirro

0
Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Wadahadallada DFS iyo Somaliland Mudane Abdikarim Hussein Guled ayaa xalay kulan wadatashi ah la qaatay qaar ka mid ah Golaha Wasiirada iyo...

Sarkaal ka tirsan Wasaarada shaqada iyo shaqalaha oo sheegay wax lala yaabo.

0
Aadan Xasan Cabdiraxmaan oo ka tirsan wasaarada shaqada iyo shaqaalaha una fadhiya Safaarada Somaliya ee Qadar ayaa ka been abuuray safaaradaas, waxa uuna ku tilmaamay safiirka Somaliya ee Dalkaas mid la...

Golaha Ammaanka oo meel mariyay qaraar ogolaanaya in Gar-gaar la gaarsiiyo GAZA

0
GAZA (DAYNIIILE,COM)-Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa meel mariyay qaraar ku baaqaya in sare loo qaado gargaarka bini'aadantinimo ee Gaza kadib dib u dhacyo badan. Maraykanka iyo Ruushka ayaa ka aamusay intii...

Madaxweyne Lafta-gareen oo Xaflad u qabtay Ciyaartoda xulka Koonfur-galbeed+Sawirrok

0
Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed ayaa qada Sharaf ugu Sameyey Xarunta Madaxtooyada Xidigaha Xulka kubada cagta ee Koonfur Galbeed. Madaxweynaha ayaa Wasiirka Dhalinyarada iyo Madaxda Xiiriirka kubada Cagta Koonfur...

Taliyaha NISA oo Caawa Xeebta Liido kula caweeyay dhalinyarada+SAWIRRO

0
MUQDISHO (DAYNIIILE.COM)-Taliyaha Hay'ada Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka Mahad Salaad ayaa Caawa si lama filaan ah u booqday xeebta Liido oo habeen kasta dhalinyaradu ku caweyso gaar ahaan fiidka hore. Dhalinyarada oo...

Weight loss

- Advertisement -