Advertisement

Muqdisho: Dab Xooggan oo Caawa Guryo badan basbeeliyay

0
MUQDISHO (DAYNIIILE.COM)-Waxaa Caawa Dab xooggan uu ka kacay Guri ku yaal Degmada Dayniile gaar ahaan xaafada oodweyne kaasoo gaystay khasaare hantiyeed. Dabkaan oo markii hore qabsaday hal guri ayaa ku sii fiday...

Xildhibaano Mucaarad ku ah Dowlada oo eedeyn ba’an u jeediyay Ra’iisulwasaaraha

0
Xildhibaano Mucaarad ku ah Dowlada ee la baxay magaca Kutlada Toosin Qaran ayaa maanta shir jaraa'id ay qabteen waxay ku dhaliileen  Xukuumada uu  Ra'iisulwasaaraha ka yahay Xamze Cabdi-barre. Sidoo kale waxay soo...

Degmada Ceeldheer oo Al-shabaab lagala wareegay

0
CEELDHEER (DAYNIIILE.COM)-Wararka inaga soo garaayo bariga galgaduud ayaa shegaaya in ciidamada huwanta ah ay kala waregeen ururka alshabaab Demada Ceel-dheere. Sedex saac ka dib qabashadii mesegawaay ee maanta ururka 17 aad ee...

Hogaamiyaha Xamaas oo Masar u tagay  xabad jooointa Gaza

0
QAHIRA (DAYNIIILE.COM)-Hogaamiyaha Xamaas Ismail Haniyeh ayaa maanta gaaray Magaalada Qaahira. Hogaamiyahaa  ayaa u tagay Qaahira casuumaad uu ka helay Sirdoonka Dowlada Masar kuwaasoo wada qorshe la heshis kama danbeys ah looga gaarayo...

Bukaanada qaba Cudurka dhimirka oo ku soo badanaya Xerada IFO

0
Xerada qaxootiga ah ee Ifo oo katirsan xeryaha Dadaab ee dalka Kenya waxaa ku nool dadyow kala duwan oo rag iyo dumar isugu jira kuwaasi oo la ildaran xanuuno badankood naafeeyey...

Ra’iisulwasaare Xamze oo ka tacsiyeeyay Geerida ku timid Wasiirad Khadiija

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa tacsi u diray shacabka Soomaaliyeed, qoyska iyo eheladii ay ka geeriyootay marxuumad Wasiir Khadiijo Maxamed Diiriye oo ahayd Wasiirkii Haweenka iyo...

DEG DEG: Wasiirad Khadiija Maxamed Diiriye oo geeriyootay

0
DJABUTI (DAYNIIILE.COM)-Wasiirkii Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa la soo sheegayaa inay  goordhaw ku geeriyootay dalka Jabuuti. Isbitaal ayaa loola cararay markii uu xanuun ku soo booday...

Xamze iyo Geelle oo kulan ku yeeshay Jabuuti +Sawirro

0
Jabuuti, Diseembar 20, 2023:— Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyada aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo ay...

Madaxweyne Xasan “waxba kama jiraan cabsida dadka lagu beerayo iyo dikteetarbaa sameysmaya”

0
MUQDISHO (DAYNIIILE.COM)-Madaxweynaha Somalia ayaa khudbad uu goor dhaw ka jeediyay Xaflada Xuska Maalinta Booliiska Soomaaliyeed wuxuu ku soo hadal qaaday arimo kala duwan oo Amniga iyo Siyaasada isugu jirey. Madaxweyne Xasan wuxuu...

Magaalada uu ka soo jeedo Madaxweyne Xasan oo mar kale gacanta Dowlada ku soo...

0
MASAGAWAY (DAYNIIILE.COM)-Milatariga Somalia oo kaashanaya ciidamada deegaanka ayaa goor dhaw la wareegay gacan ku heynta Magaalada Masagawaay ee Gobolka Galgaduud. Khaliif Cumar Macallin Nuur oo ka mid ah saraakiisha ciidanka hoggaamineysay ayaa...

Weight loss

- Advertisement -