Advertisement

Maxay ka wada hadleen Guddoomiye Aadan Madoobe iyo Safiirka Imaaraadka Carabta +SAWIRRO

0
Muqdisho, December 24, 2023: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe ayaa xafiiska Guddiga Saaxiibtinimada Baarlamaanada Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta kulan kula qaatay xubnaha guddiga iyo Safiirka...

Maxkamada Ciidamada ee Baydhabo oo Maanta dil toogasho ku fulisay askari hor u diley...

0
BAYDHABA (DAYNIIILE.COM)-Maxkamadda ciidamada qalabka sida Dowlada Somalia Qaybteeda 60-aad ee fadhigeedu yahay Magaalada Baydhaba  ayaa maanta xukun dil iyo xabsi dheer ku kala ridday laba askar oo ka tirsanaa Daraawiishta Koonfur...

Dowlada oo war cusub Caawa ka soo saartay dagaalkii Deegaanka Jeex-Jeex

0
Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa Dagaal culus oo u dhexeeyey Ciidanka xoogga dalka, xoogagga deegaanka iyo daraawiishta Galmudug oo iskaashanaya iyo Maleyshiyaadka Maafiyada ah ee Khawaarijta dagaalkaas oo...

Qarax goor dhaw lagu dilay mid ka mida shaqaalaha Hormuud.

0
MUQDISHO (DAYNIIILE.COM)- Wararka laga helaayo Degmada Heliwaa ayaa sheegaya in maanta qarax gaari loogu xiray mid ka mida shaqaalaha shirkada isgaarsiinta Hormuud. Ninkaan oo lagu magacaabi jirey C/Wahaab Cismaan Ahmed ayaa ku dhintay...

Duqa Muqdisho oo maanta dhagax dhigay wado isku xirta Laba Degmo

0
MUQDISHO (DAYNIIILE.COM) Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho  Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale)  ayaa maanta dhagax dhigay wadada isku xirta xarunta degmada karaan ilaa liido. Wadadaan ayay isticmaali donaan bulshada gobolka banaadir...

Wasaarada Gaashaandhiga oo war-saxaafadeed ka soo saartay howlgalo laga fuliyey Gobolada Dalka

0
Sida lagu baahiyay warbaahinta Dowlada Wasaaradda Gaashaan-dhigga Xukuumadda Soomaaliya ayaa faah-faahin ka bixisay howlgalo ka dhan ah AS oo Ciidanka xoogga dalku ay ka fuliyeen gobolada dalka. Warsaxaafadeedka ayaa sidan u qoran:-

DEG DEG: Dowlada oo guul ka sheegatay Dagaal goor ka bilowday deegaanka Jeex-jeex

0
Wararka laga helaayo Koonfurta Gobolka Mudug ayaa sheegaya inuu goor dhaw dagaal ka qarxay deegaanka Jeex-jeex oo aad ugu dhaw Magaalada Caad. Dagaalkan wuxuu u dhexeeya Ciidamada Dowlada oo garab ka helaya...

Run miyaa, ma ogi

0
Ustaad: Axmed Muxumad ayaa yiri: Marxuumad Khadijo Maxamed Diiriye AUN Laba Maalin oo isku xigto, A. Shalay Waxey ku Safartay Qeybta VIP da Diyaaradda Waana Loo Adeegayay Ayadoo Madax ah. B. Maanta Waxaa Lagu...

Dhoola cadeeynta Md. Xassan Sheikh ha ku sirmin.

0
Dhoola cadeeynta Md. Xassan Sheikh ha ku sirmin. (Wax Akhyaar loogu maahmaaho malehe) . Nin Ingiriis ahaa oo yahuuda aad u necbaa ayaa Baar soo galay, isaga oo khamri cabayo ayuu arkay...

DEG DEG: Nin Dil ka geystay Nairobi oo Muqdisho lagu qabtay

0
MUQDISHO (DAYNIIILE.COM)-War qoraala oo daqiiqado ka hor ay faafiyeen Taliska Booliiska Soomaaliya ayaa lagu shaaciyay in Ciidamadu Muqdisho ku qabteen nin dil ka geystay Magaalada Nairobi ee Xarunta Dalka Kenya. Eedeysanaha la...

Weight loss

- Advertisement -