Advertisement

Madaxweyne Xasan oo masuul cusub u magacaabay Ergayga Gaarka ah ee u qaabilsan Xasillinta...

0
Muqdisho, Nofeembar 26, 2023: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Ergayga Gaarka ah ee u qaabilsan Xasillinta iyo Ilaalinta Arrimaha Rayidka u magacaabay Mudane Xil.dhibaan Cumar Ibraahim Xaashi. Ergeyga...

Masuuliyiin Dowlada ka tirsan oo maanta ka qeybgalay Munaasabad qalin jabin Jaamcadeed +SAWIRRO

0
Muqdisho (dayniiile.com)-Masuuliyiin ka kala socday Xukuumada Soomaaliya iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta ka qeybgalay xaflad ay qalin jabinayeen boqolaal ardey oo ka tirsan Jaamacada SIU ee Magaalada Muqdisho. Sidoo kale marti...

Ra’iisul Wasaaraha oo gaaray Magaalada Kismaay +SAWIRRO

0
Kismaayo, Nofeembar 26, 2023: Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa maanta soo gaaray magaalada Kismaayo, halkaas oo ay si diirran ugu soo...

Ku dhawaad Kun Mobile oo lagu dhacay Nairobi

0
Nairobi (dayniiile.com)-Caasimada Dalka Kenya ee Nairobi waxaa ku soo badanaya dhaca taleefoon gacmeedka loo yaqaan Mobile-da iyadoo burcadu aad u bartilmaameedsanayaan Mobile-da madaama uu yahay hanti qaadisteeda iyo dhicideedaba ay fududahay. Saraakiisha...

Xamaas iyo Israa’iil oo Saaka aroortii  is dhaafsaday Maxaabiis

0
Waxaa Saaka aroortii Maxaabiis is dhaafsaday Dagaayahanada Muslimiinta ah ee Xamaas iyo Yuhuuda kadib heshiis dhawaan labada dhinac ay gaareen kaasoo ay gar wadeen ka yihiin Dowladaha Qadar,Masar iyo Mareykanka. Xamaas ayaa...

Dowlada Kenya oo digniin cusub ka soo saartay roobab wata duufaano oo ku wajahan...

0
Nairobi (dayniiile.com)-War ka soo baxay Dowlada Kenya ayaa lagu shaaciyay in sedexda asbuuc ee soo socota ay di’i doonaan roobab wata duufaan iyo dabeylo sida ay sheegeen kooxaha saadaaliya cimilada. Digniinta saadaasha...

Dowlada Ruushka oo Soomaaliya u soo dirtay Markab Raashin ah.

0
Dowlada Ruushka oo ka mida Dowladaha awooda ku leh Golaha amaanka Qaramada Midoobe ayaa Soomaaliya u soo dirtay markab raashin ah. Markabkaan oo sida Qamadi aad u badan ayaa lagu wadaa inuu...

Ra’iisulwasaare Xamze oo Maanta ku wajahan Magaalada Kismaayo

0
Muqdisho (dayniiile.com)-Ra’iisulwasaaraha Dowlada Faderaalka Soomaaliya Xamze Cabdi Barre ayaa saaka lagu wadaa inuu u safro Magaalada Kismaayo ee xarunta Kumeel gaarka ah ee Maamul Goboleedka Jubaland. Ujeedka Socdaalka Ra’iisulwasaaraha ayaa lagu sheegay...

Xildhibaanada Puntland oo Saaka shir ku leh Xaruntooda Garoowe.

0
Garowe (dayniiile.com)-Wararka laga helaayo Magaalada Garowe ee Xarunta Maamul Goboleedka Puntland ayaa sheegaya in saaka ay balansan yihiin mudanayaasha Baarlamaanka Puntland. Kulanka Xildhibaanada oo xiisad uu ka taagnaa ayaa xal loo helay...

Israa’iil oo jabisay heshiiskii Xabad joojinta iyo Xamaas oo hakisay sii deynta maxaabiista

0
Sarkaal sare oo ka tirsan Xamaas ayaa BBC-da u sheegay in dib u dhaca ku yimid soo wareejinta la haystayaasha caawa fiidkii ay sabab u tahay jabinta Israa’iil ee heshiiskii xabbad...

Weight loss

- Advertisement -