Wasiiirka Arrimaha dibedda Sacuudiga oo sheegay in boqortooyada ay niyad wanaagsan ka qabto inay...
Wasiiirka Arrimaha dibedda Sacuudiga ayaa sheegay in boqortooyada ay niyad wanaagsan ka qabto inay “xiriir aad u wanaagsan” la yeelan doonto maamulka madaxweyne Joe Biden, ayna sii wadi doonto inay Washington...
Dacwadda Trump oo loo gudbiyey Senate-ka laga doodayo bisha soo socota
Sagaal xubnood oo ka tirsan xubnaha Aqalka Wakiilada Mareykanka ee Xisbiga Dimoqraadiga ayaa habeenkii xalay ahaa Aqalka Senate-ka u gudbiyey dacwad ka dhan ah madaxweynihii hore ee Maraykanka Donald Trump.
Waxaa dacwadan...
30 Sano kadib maanta oo kale markii Xukunka laga tuuray Siyaad Barre( Warbixin Taariikheed)
Maanta waa 26-ka January 2021, waxaa 30 sano laga joogaa markii ay burburtey dowladnimadii Soomaaliya, oo caasimadda laga saaray keligii taliye Mohamed Siyaad Barre.
Hadaba Maxaa Keeney In Dowladdaa Militariga aheyd...
Dowlada Federaalka iyo Maamul Goboleydyada oo ogolaaday shir ay Beesha Caalamka Garwadeen ka tahay
Dhamaan madaxda Dawlad Goboleedyada iyo Dawlada Federaalka ayaa aqbalay ka qaybgalka shirka uu qaban qaabadiisu wado James Swan wakiilka Qaramada midoobay, kaasoo lafilayo in maalmaha soo socda la isugu imaan doono...
Duqii hore ee magaalada Muqdisho oo dagaalkii B/xaawo Dusha uga tuuray Villa Somaliya..
Duqii hore ee magaalada Muqdisho, Taabid Cabdi Maxamed ayaa ka hadlay dagaalkii xooganaa ee ka dhacay degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo, kaas oo u dhexeeyey ciidamada dowladda Somalia iyo kuwa wasiir...
Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle oo ka hadlay dagaalkii B/xaawo…
Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle ayaa nasiib daro ku tilmaamay dagaalkii ka dhacay degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo.
Waxaa uu sheegay in ay nasiib daro tahay in dhiiga Wiilasha Soomaaliyeed laga dhex...
Ciidamada Booliska B/weyne oo gacanta ku dhigay mandooriye
Ciidamada Booliiska Maamulka Hir-Shabeelle ayaa Howlgal culus ka sameeyay Xaafadaha Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan, howlgalkan oo ahaa mid amniga lagu xaqiijinaya ayaa laga sameeyay inta badan xafadaha baladweyne.
Howlgalka ayaa...
Ku dhawaad 50 dhaawac ah una badnaa Ciidamo oo laga soo dajiyay Garoonka Muqdisho...
Wararka ka imaanaya Garoonka Muqdisho ayaa sheegaya In Ku dhawaad 50 ruux oo ku soo dhaawacmay dagaalkii shalay ka dhacay magaalada Baladxaawo, oo u badnaa Ciidamo xalay laga soo dajiyay Garoonka...
Ciidamada xoogga dalka oo werar ku qaaday deegaanka Seydheelow oo Al-Shabaab ku uruurinayeen Zekawaad.
Ciidamada xoogga dalka ee qeybta 60-aad ee ka howlgasha gobollada K/Galbeed ayaa weerar ku qaaday deegaanka Seydheelow oo qiyaastii 30-KM u jira magaalada Baydhaba ee gobolka Bay, xilli ay halkaas Al-Shabaab...
Wasiirka Maaliyada oo Beeniyey in la fasaxay Qaadk Kenyaa
Xilli saacadihii la soo dhaafay aad loo hadal haayay in dowladda Soomaaliya ay dib u fasaxday jaadka Miirowga ee laga keeni jiray dalka Kenya ayaa waxaa warkaasi beenisay dowladda Federaalka ah...