Advertisement

DEG DEG: Drons-ka Yuhuuda oo caawa xasuuqay Caruur isla dhalatay

0
Sida Goor dhaw uu bartiisa EX. Twiter uu ku daabacay Ramy Abdu oo ah Kaaliyaha Professor ee Sharciga iyo Maaliyadda Diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Yuhuuda ayaa goor dhaw oo caawa ah...

DAAWO: Ciidamo loo diyaarinayo dagaalka Alshabaab oo tababarkoodu ka socdo Kismaayo

0
KISMAAYO (DAYNIIILE.COM)-Dugsiga tababarka Ciidanka Daraawiishta maamulka Juballand waxaa ka socda tababar la siinayo boqolaal ciidan oo loo diyaarinayo dagaalka ka dhanka ah Alshabaab. Wasiirka Amniga gudaha Jubbaland ayaa maanta booqday sida tababarkaasi...

Maxkamada Gobolka Banaadir oo la hor keenay Gabar Tiktok isticmaasha

0
Sida warbaahinta Dowlada Somali aan ka soo xiganay Xafiiska Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka oo gudanaya waajibkiisa ka saaran ilaalinta sharuucda dalka ayaa soo xeray Bishaaro Idiris Maxamed oo maalmahii lasoo...

XOG: Maxaa ka jira inuu heshiis dhex maray Burcad Badeeda Soomaalida iyo Xuutiiinta Yemen

0
Waxaa soo baxaya warar sheegaya inay is fahmeen oo heshiis uu dhex maray Xuutiyiinta Yemen iyo Burcad Badeeda Soomaalida taasoo sii kordhin karta cabsida ay qabeen maraakiibta reer Galbeedku leeyihiin. Wararka qaar...

Madaxweynaha oo tacsi gudasho u tagay dalka Kuweyt+SAWIRRO

0
KUWEYT (DAYNIIILE.COM)-Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa booqasho-tacsiyeed ku tagay dalka  Kuweyt ee aan walaalaha nahay. Madaxweynaha oo aan safarkisa la sii shaacin wararku madaxtooyada laga helaayo waxay sheegayaan...

Milatariga Somalia oo howgal ka sameeyay Gobolka Sh.hoose+SAWIRRO

0
Ciidanka Xoogga dalka oo howlgalo amaanka lagu xaqiijinayo ka sameeyay deegaano ka tirsan gobalka shabeelaha Hoose. Ururka 143Aad Guutada 14 October ee Ciidanka Xoogga dalka ayaa howlgalo Bulshada looga wacyigelinayo ficilada guracan...

DAAWO: Madaxweyne Axmed Madoobe oo qaabilay xulka K/cagta Juballand+Sawirro

0
Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa saaka quraac sharafeed Xarunta Madaxtooyada ugu sameeyay xidigaha xulka kubada cagta Jubaland. Madaxweynaha ayaa masuuliyiinta Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha iyo xiriirka kubada cagta ka...

Shir looga hadlayey Kalluumeysiga sharci darrada ah oo Maanta Muqdisho lagu qabtay+SAWIRRO

0
Wasiir ku xigeenka wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cali Ifiye Cali ayaa furay shir looga hadlayey Kalluumeysiga sharci darrada ah ee dalka, kaas oo ay...

Madaxweyne Lafta-gareen oo Maanta daah-furey Xarunta Sheybaarka Guud+SAWIRRO

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Koonfur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa maanta Magaalada Baydhaba wuxuu xariga kaga jaray Xarunta Dhexe Sheybaarka Guud ee Koonfur Galbeed. Madaxweynaha Lafta-gareen waxa ku wehlinaayay munaasabada...

Waa kuma sarkaalka uu wali Mareykanku ku baadi goobayo Malaayiinra Doolar

0
Dowladda Mareykanka ayaa wali malaayiin doolar ku raadineysa Sarkaal ka tirsan Kooxda Alshabaab ee soomaaliya ka dagaalanta. Dowlada Mareykanka ayaa shaacisay inay asbuucii hore inay 5Milyan Dolar ay madaxiisa dul dhigeen ku-xigeenka...

Weight loss

- Advertisement -