Advertisement

Howlgal ka dhan ah Ciyaar weero oo laga fuliyay Gaal-kacyo

0
GAALKACYO (DANIIILE.COM)- Ciidamada Sirdoonka Galmudug ee ka howlgala Magaalada Gaalkacyo ayaa sameeyay howlgal ka dhan ah ciyaal weerada. Ciidamada ayaa isku fidiyeen xaafadha Gaalkacyo dhanka Galmuudug ay maamusho halkaasoo ah ka soo qabqabteen...

Dagaal Alshabaab iyo Atmis ku dhexmaray Sh.Hoose.

0
Dagaalyahano ka tirsan Alshabaab ayaa xalay saq dhexe duulaan ku qaaday fariisin ciidamada Midowga Afrika ah ku leeyihiin deegaanka lanbar 60 ee Gobolka Shabeelaha hoose. Dagaal culus ayaa halkaasi ku dhexmaray labada...

Gudiga Amniga Doorashooyinka Puntland oo mamnuucay in hub la qaato

0
GAOWE (DAYNIIILE.COM)-Guddiga Amniga doorashada maamulka Puntland islamarkaana uu dhawaan soo magacaabay Sacidi Dani ayaa goor dhaw oo maanta ah waxay saxaafada la wadaageen go'aan cusub. Go'aanka Gudiga ayaa lagu mamnuucay in wax...

Safiirada Soomaaliya iyo kuweyt oo ku kulmay Nairobi

0
NAIROBI (DAYNIIILE)-Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya Jabriil Ibraahin Cabdulle ayaa Nairobi kula kulmay Safiirka Dalka Kuweyt u fadhiya Kenya iyagoona isla soo qaaday arimo labadooda dal quseeya. Danjire Jabril Ibraahim Cabdulle...

Tiro Dagaal-yahanada Daacish ka tirsan oo lagu qabtay Puntland

0
Ciidamada Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa gacanta ku soo dhigay koox ka tirsan dagaalyahanada Daacish ee ka dagaalama dhulka buuraleyda Gobolka Bari. Sida aan warka ku helnay ajaanib ka badan 20...

Wasiirka arimaha dibada Somalia oo is casilay

0
Wasiirka arimaha dibada Xukuumada Faderaalka Somalia Abshir Cumar Jaamac Haruse ayaa goor dhaw ku dhawaaqay ku dhawaaqay inuu is casilay. Wasiirka ayaa dhawaan isku soo sharaxay xilka Madaxweynaha Puntland, arintaas darteed inuu...

Maxkamada G/banaadir oo xayiraad ku soo rogtay Agaasimaha Wasaarada Gaadiidka

0
MUQDISHO (DAYNIIILE.COM)-Warqad qoraala oo ka soo baxay Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa dacwad loogu soo oogay Agaasimaha Wasaarada Gaadiidka Soomaaliya. Agaasimaha Wasaarada Gaadidika Dowlada Somalia ayaa amar dowlad waxaa loogu soo rogay xayiraad...

Isra’iil oo sheegtay inay heshay godkii ugu weynaa Gaza+SAWIRRO

0
GAZA (DAYNIIILE.COM)-Maamulka Gumeystaha Israa'iil ayaa daboolka  ka qaaday wax ay ku sheegtay in uu yahay godkii ugu weynaa ee ay ciidamadeedu ka  helaan Gaza. , iyadoo ciidankeedu uu ka shaqaynayo in ay...

Rajo laga qabo xabad joojinta Xamaas iyo Isra’il iyo khilaaf ka taaga habka...

0
Wararka ugu danbeeya ee laga helaayo Yuhuuda ayaa sheegaya inay quus ka joogaan isku daygoodii ahaa inay wax kasta xoog ku fuliso waxaana macquula xabad joojin mar kale inay aqbasho. Inkastoo wali ...

DAAWO: Qaabka Madaxtooyada kadib markii ay ciidamada Somalia Amniga kala wareegeen ATMIS

0
Guul taariikhiya ayaa mar kale u soo hooyatay Soomaaliya markii maanta ciidamada Milatariga Soomaaliya uu la wareegay Amniga Madaxtooyada Qaranka oo 16 sano ay joogeen Ciidamo Atmis ka tirsan. Haaba halkaan ka...

Weight loss

- Advertisement -