Advertisement

Xildhibaan C/raxmaan C/Shukuur “aniga iyo odawaa waxaan ka simanahay ma nihin dadka siyaasada wax...

0
Hobyo (dayniiile.com)-Kaf-tanka Siyaasada intiisa badan waa qosol iyo qaraaxo hadana xaqiiqo hoose ku fadhiya marka loo eego sida siyaasiyiinta qaar u kaftamaan. C/raxmaan Cabdi-Shukuur Warsame oo ah Xildhibaan iyo Siyaasi Caan ah...

Madaxweyne Xasan shekh  magacaabista Guddoomiyihii Guddiga shirweynaha dib u heshiisiintii  Galmudug Dr. C/raxmaan Baadiyow...

0
   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud  ayaa mar kale u Magacaabay Dr. C/raxmaan C/llaahi Macallin Baadiyow in uu Hogaamiyo dib u heshiisiinta Dalka, maadaama uu ka soo qeyb qaatay...

laba Walaalo oo aano qabiil loogu dilay Gobolka Galgaduud

0
Ceel-dheer (dayniiile.com)-Wararka laga helaayo Degaanada Maamulka Galmudug ayaa sheegaya in xalay laba wiil aano qabiil darteed loogu dilay meel ku dhaw deegaanka Ceel-dheere ee Gobolka Galgauduud. Labada marxuum oo isla dhashay waxaa...

Xildhibaan Caan ah oo ka shifay sir-ta ka danbeysay in Dekada Hobyo dhismo weyso

0
Hobyo (dayniiile.com)-Xildhibaan C/raxmaan Cabdi-Shukuur oo ka mida Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya sidoo kalana ah Siyaasi caan ah kana soo jeeda Galmudug ayaa markii ugu horeysay ka shifay sir mudo Soomaalida ka qorsooneyd...

Madaxweynaha Galmudug oo ka qeybgalay Munaasabad lagu maalgashanayay Dekada Hobyo+SAWIRRO

0
Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa ka qayb galay munaasabad ballaaran oo ay kasoo qayb galeen Xildhinaanno ka tirsan BFS, mudnayaal ka tirsan labada gole ee Dowladda Galmudug, ganacsato,...

Xaalada Nololeed ee Shacabka Gaza oo laga deyrinayo

0
Gaza (dayniiile.com)-Kadib markii Mareykanku habeen hore codka diidmada qayaxan saaray qorshe Qaramada Midoobe ku dooneysay inay xabad joojin kaga dhaqan geliso dagaalka Gaza ayaa waxaa aad looga derinayaa xaalada nololeed ee...

Booliiska Turkiga oo mar kale amray in la soo xiro Wiilka Madaxweyne Xasan Sheekh

0
Maxamed Xasan Sheekh Maxamuud oo ah wiil uu dhalay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo asbuuc ka hor shil gaari ku dilay nin Turkey u dhashay gudaha Magaalada Istanbul ayaa la...

Dab baabi’iyay Xaafad barakacayaal ay degan yihiin

0
Muqdisho (dayniiile.com)-Xaafada say-biyaano oo isku xirta Degmooyinka Wada-jir iyo Hodan  ee Magaalada Muqdisho waxaa caawa ka kacay dab xoog leh. Dabkaan ayaa galaaftay inta badan xaafad ay daganaayeen dad barakacaya ah kuwaasoo...

Madaxweyne Xasan oo Madaxda IGAD uga mahadceliyay  Doorkoodii qaadista cunuqabteynta hubka

0
Jabuuti, Diseembar 09, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay Meertada 41-aad ee Madaxda dalalka IGAD ayaa uga mahadceliyey doorka ay ka qaateen in Soomaaliya ay...

Wasaarada Waxbarashada oo mar kale qaadaneysa 3-kun macalimiin cusub ah

0
Xili dhawaan Wasaarada Waxbarashada Dowlada Soomaaliya ay qaadatay 3-kun Macalimiin ah ayaa war hada ka soo baxay wasaarada waxaa lagu sheegay inay mar kale qaadaneyso 3-kun Macalimiin cusub ah. Xukuumada Dan-qaran ee...

Weight loss

- Advertisement -