Advertisement

Dowlada Russia oo qasab ku askareyneysa dhalinyaro Somali ah

0
Moscow (dayniiile.com)- Dhalinyaro Soomaali ah oo waxbarasho iyo Tahriib u tageen Magaalada Moscow ayaa xaaladooda laga soo deyrinayaa. Somalidaan  ayaa qarka u saaran in xoog lagu Askareeyo kadib-na lagu shubo furumaha dagaalka...

Kooxaha Gaadiidka iyo Dekadaha oo Maanta u safray Baydhaba+SAWIRRO

0
Muqdisho (dayniiile.com)-Labada kooxood ee Kubada Cagta Gaadidka iyo Dekada oo ka tirsan kooxaha heerka koowaad ee dalkeena (Somali Premier League) ayaa maanta u safray Magaalada Baydhabo ee Xarunta Maamulka Koonfur-galbeed. Labadaan Koox...

Hub nuucee ah ayay Soomaaliya u baahan tahay, halkeese ka heli kartaa?

0
=XIGASHO BBC SOMALI= Kowdii Diseembar, 2023 waxay Soomaaliya u ahayd maalin taariikhi ah ka dib markii laga qaaday cunaqabatayntii saarnayd 31 sano. Golaha Ammaanka ee Qaramada midoobay ayaa ka yeeshay kulan ay si...

Qarax ka dhacay Degmada Ceel-waaq

0
Ceel-waaq(dayniiile.com)- Degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo waxaa ka dhacay qarax lala eegtay goob ay dagan yihiin dadka barakacayaal ah oo awalba noloshu ku adkeyd. Inkastoo qaraxa uu sababay khasaare nafeed sida wararku...

Ciidamada Dowlada oo weerar ku ah Degmada Ceeldheer

0
Wararka laga helaao Bariga Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in halkaasi maanta ka baxayaan Ciidamo ka tirsan Milatariga Somalia oo garab ka helaya Macawisleyda kuwaasoo duulan ku ah Magaalada Ceel-dheer. Ciidamadaan oo maalmihii...

Wiilal dil ka gaystay Hargeysa oo gacanta lagu soo dhigay

0
Ciidamada Booliiska Maamulka Somaliland ayaa soo qabqabtay wiilal ku eedeysan inay dilal ka gaysteen Magaalada Hargeysa. War ka soo baxay Taliska Booliiska Somaliland ayaa sidan u qornaa:- Taliska Ciidanka Booliska Somaliland oo  gacanta...

Shirkad Itoobiyaan ah oo ka ganacsata Hilibka Dameeraha

0
Ka ganacsiga Hilibka Dameeraha,lafihiisa iyo maqaarkiisa ayaa la soo sheegayaa inuu Dalka Itoobiya si xowli ah ku socdo inkastoo gudaha dalkaasi aan lagu cunin. Shirkad laga leeyahay dalka Itoobiya ayaa Hilibka dameeraha...

Ganacsade Saaka lagu dilay Boosaaso

0
Boosaaso (dayniiile.com)-Wararka Saaka laga helaayo Magaalo Xeebeedka Boosaaso  Xarunta Gobolka Bari ee Maamulka Puntland ayaa sheegaya in kooxo hubeysani ay toogteen nin ganacsade ahaa. Marxuumka la dilay Rabi ha u naxariistee ayaa...

Tahriibayal Soomaaliyeed oo dhibaato xooggan ay ka soo gaartay xadka Russsia iyo Belarus

0
Xuduuda u dhexeysa Dalalka Belarus iyo Russia ayaa laga soo sheegayaa inay aad ugu dhibtoodeen Tahriibayaal Soomaaliyeed oo isugu jira rag,dumar iyo caruur. Gudoomiyaha Jaaliyada Soomaalida ku dhaqan Dalka Belarus ayaa u...

Maxkamada Ciidamada oo xukun ka soo saartay wiil la isku heystay

0
Cumar Cali Axmed oo dhawaan sheekadiisu qabsatay baraha bulshadu ku xariirto ka dib markii ay isku qabsadeen laba reer ayaa maanta Maxkamadda darajada Koowaad ee Ciidamada qalabka sida ay go'aan ka...

Weight loss

- Advertisement -