Advertisement

Madaxweyne Xasan oo Madaxda IGAD uga mahadceliyay  Doorkoodii qaadista cunuqabteynta hubka

0
Jabuuti, Diseembar 09, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay Meertada 41-aad ee Madaxda dalalka IGAD ayaa uga mahadceliyey doorka ay ka qaateen in Soomaaliya ay...

Wasaarada Waxbarashada oo mar kale qaadaneysa 3-kun macalimiin cusub ah

0
Xili dhawaan Wasaarada Waxbarashada Dowlada Soomaaliya ay qaadatay 3-kun Macalimiin ah ayaa war hada ka soo baxay wasaarada waxaa lagu sheegay inay mar kale qaadaneyso 3-kun Macalimiin cusub ah. Xukuumada Dan-qaran ee...

Isbitaalka taqasusiga ah ee DALMAR oo xarun labaad ka furtay Muqdisho+SAWIRRO

0
Munaasabad xariga looga jarayey Isbitaalka taqasusiga ah ee Dalmar xaruntiisa labaad ee degmada Heliwaa (Ex Al-Nuur Eye Hospital) ayaa lagu qabtay xarunta Isbitaalkaas ee degmada Heliwaa, magaalada Muqdisho caasimada Somalia. Waxaa munaasabadan...

Duqa Muqdisho oo Damaanad qaaday Caafimaadka Wiil Qaranka Dartiis u nafoobay

0
Muqdisho (dayniiile.com)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa  damaanad qaaday xaalada caafimaad Askari qaranka dartiis u naafoobay. Askarigaan oo ah wiil da'yar ayaa lagu magacaabaa Cumar...

Xildhibaanada labada Aqal oo Maanta meel marsadeen mushaar kordhin

0
Muqdisho (dayniiile.com)-Kulankii maanta ay yeesheen Xildhibaanada labadooda aqal ayaa looga hadlay laguna ansixiyay arimo kala duwan sida miisaaniyad sanadeedka Dowlada iyo Mushaar kordhinta xildhibaanada. Xildhibaanada labada aqal markii ay ansixiyeen misaaniyad sandeedka...

Warbixinta Hay’ada Maareynta Masiibooyinka iyo Tirakoobkii ugu dambeeyay ee dhimashada

0
Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa warbnixin cusub waxay ka soo saareen xaalada dalka gaar ahaan roobabka iyo fatahaadaha wabiyada oo dalka intiisa badan saameyn ku yeeshey hadey khasaare nafeed tahay iyo...

Kulanka Xasan Sheekh iyo Ismaaciil C.Geelle ka hor shirka IGAD+SAWIRRO

0
 Madaxweynaha Dowlada  Federaalka Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa xalay gaaray magaalada Jabuuti ee caasimadda Jamhuuriyadda Jabuuti, halkaas oo uu kaga qayb galayo kulanka 41-aad ee aan caadiga...

DEG DEG: Xildhibaanada labada Aqal oo goor dhaw ansixiyay miisaajiyada 2024

0
Muqdisho (dayniiile.com)-Xildhibaanada Labada aqal ayaa saaka u fadhiistay mooshin maalmahaan hor yaalay kaasoo ahaa meel marinta Miisaaniyad sanadeedka Dowlada ee sanadka soo socda 2024. Markii shirku bilowday Xildhibaano ka tirsan labada aqal ee...

Ruushka iyo Iimaaraadka oo Musiibo ku tilmaamay Talaabadii Mareykanku ku diiday Xabad joojinta Gaza

0
New York(dayniiile.com)-Dowlada Mareykanka ayaa codka diidmada qayaxan waxay ku hor istaagtay qaraar-kii ahaa Xabad joojin Bini'aadantinimo oo laga hirgeliyo Gaza  Sida xalay warkii deg dega ahaa aan idinku soo gudbinay markii...

Cali Jeyte “sida Ameerikaanku Dunida uga leeyahag saldhigyo Ciidan, Xawaadle waa inuu...

0
Siyaasiga Cali Jeyte Cusmaan oo ah u qeybsanaha Madaxweyne Xasan ee dhanka Macawisleyda ayaa hadalo guubaabo ah u jeediyay boqolaal Macawisleyda  Beeshiisa Xawaadle ab. Cali Jeyte oo aad u amaanay dagaal yahanada...

Weight loss

- Advertisement -