Advertisement

Mareykanka oo lagu wado inuu codka Viitowga ku hor istaago aqoonsiga Dowlad Falastiin leedahay

0
Todobo qof oo ay ku jiraan haween iyo carruur ayaa ku dhintay duqeyntii ugu dambeysay ee Israa’iil ay ka geysatay Rafah, oo ku taal koonfurta marinka Qaza, sida uu sheegay Wafa. Ra'iisul...

Howlgal laga sameeyay Gobolka Bay oo Al-shabaab lagu laayay

0
BARDAALE (DAYNIILE.COM)-Sida lagu baahiyay warbaahinta Dowlada Somalia howlgal ciidamada Dowlada iyo kuwa deegaanka ay iska kaashadeen ayaa lagu laayay tira ka mida kooxda Alshabaav. Wararku waxay tilmaamayaan in Ciidamada Nabad sugida Dowlada...

Ururka Xisbullah oo weeraray saldhig ciidamada Israa”iil

0
Ururka Xisbullah ee dalka Lubnaan ayaa sheegtay mas’uuliyadda weerar lagu qaaday xarun ciidan oo ku taalla waqooyiga Israa’iil. Weerarkaasi waxaa ku dhaawacay ugu yaraan 14 askari, Ururka Xisbullah ayaa tilmaamay in weerarkaani...

Shirka Wasiirada oo lagu ansixiyay heshiisyo Dowladu la gashay Dalka Tanzania+SAWIRRO

0
Muqdisho, 18 Abriil, 2024:-Golaha Wasiiradda Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagu ansixiyey saddex heshiis oo ay wada gaareen Dowladaha Soomaaliya iyo Tansaaniya. Heshiisyada ay goluhu meel-mariyeen...

Ciidamo badeed dhoola tus ku sameeyay Badda Somalia+SAWIRRO

0
Ciidanka Ilaalada Xeebaha Boliiska iyo Hawlgalka Ciidamada Badda Midowga Yurub ee Soomaaliya loona yaqaano (ATALANTA) ayaa fuliyay layli mideysan ay ku qaateen Markabka dagaalka lagu magacaabo (CANARIAS) ee Dalka Spain gudaha...

Wararkii ugu danbeeyay xaalada Falastiin,Iran iyo Isra’iil

0
Iran ayaa xuseysa maalinta ciidamada iyadoo dunidu ay isha ku heyso Ciidamada Isra'iil oo laga cabsi qabo inay aargoosi kula dhaqaaqaan Iiran ka dib weerarkii aan horay loo arag ee Iiran ku...

Madaxweynaha oo kulan dhiiri gelin ah la yeeshay Orodyahan-Soomaaliyeed

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Cabdulaahi Jama Mohamed oo kaalinta labaad ku guuleystay billadda qalinka ah tartanka orodka 5000m ee Ciyaaraha Guud ee...

Wasiirka Maaliyada muxuu kala hadlay bangiga adduunka+SAWIRRO

0
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federal ka Soomaaliya oo kulamo gaar ah la qaatay Madaxweynaha Bangiga Adduunka iyo Ku Xigeenkiisa. Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federal ka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa ka qeyb galay...

Ra’iisulwasaare xigeenka oo xilalka uu kula wareejiyey Wasiir cusub iyo mid hore+SAWIRRO

0
Muqdisho, 17, Abriil 2024:-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda JFS Mudane Salah Jama, ayaa xilalka uu kula wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda Mudane Maxamed Aadan Macallin (Soomaali) iyo Wasiirkii hore...

Hay’adda Maareeynta Masiibooyinka Qaranka iyo Hay’ado Caalami ah oo Muqdisho ku kulmay

0
Guddoomiyaha Hay’adda Maareeynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SoDMA, Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle oo ay wehlinayaan Masuuliyiin SoDMA ka tirsan ayaa maanta Magaalada Muqdisho kula kulmay Madaxda Hay'adda Save the Children u...

Weight loss

- Advertisement -