Advertisement

Maxaa ka jira in dal reer Yurub ah uu kulansiinaayo Xasan iyo Abiy

0
Waxaa jira warar sheegaya in Madaxweynaha Somalia lagu casuumay shir ka dhacaya dalka Talyaaniga kaasoo inta badan dalalka Afrika lagu martiqaaday. Talyaaniga ayaa la sheegayaa inuu qorsheynaayo inuu fursadaan ka faa'iideysto oo...

Lafta-gareen oo Baydhabo kula kulmay Sarkaal ka socday Dowlada Britain+SAWIRRO

0
Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Dowladda Ingiriiska uqaabilsan Koonfur Galbeed lieutenant Colonel Richard iyo Saraakiil Ciidan oo ay Wehlinayeen Qaabilaada Madaxweyne...

Shir looga hadlayo Qorshaha ka jawaabista baahiyaha bini’adamnimo oo maanta Muqdisho lagu qabtay+SAWIRRO

0
Shir looga hadlayo Qorshaha ka jawaabista baahiyaha bini’adamnimo oo maanta Muqdisho lagu qabtay Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Md, Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta furay shir looga hadlayo Qorshaha ka jawaabista baahiyaha...

Dowladu maxay ka tir Dagaalkii Balcad ka dhacay

0
Sida goor dhaw lagu baahiyay Warbaahinta Dowlada Ciidamada Qaranka ayaa saakay fashiliyey weerarkii Saaka Alshabaab ku soo qaadeen Balcad. "Ciidamada qaranku waxay fashiliyeen dhagar ay Khawaarijtu u soo maleegtay shacabka degmada...

Mowqifka Madaxweyne Xassan uu hore uga istaagay Hantida Qaranka

0
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa hore Mowqif adag uga istaagay hantida qaranka xiligii Kenya iyo Somalia isku hayeen Xuduud Badeedka. Hadey Shalay Kenya ahayd  maantana Itoobiya ayaa soo hunguriyeysay Badda Soomaaliya kadib marki Maamulka...

Aabe C/casiis  muxuu ka yiri soo qabashada ninkii gubey gabadhiisa.

0
Aabaha dhalay Hooyadii dhawaan ninkeedu gubay oo lagu magacaabo C/casiis Maxamed ayaa ka hadlay talaabadii ciidamada Dowladu qaadeen ee lagu soo qabtay gacan ku dhiiglaha. Aabe C/casiis wuxuu ka macadceiiyay dadaalka Dowlada...

shirkii Wasiirada Hirshabelle oo looga hadlay arimo ku saabsan doorashada golaha deegaanka+SAWIRRO

0
Jowhar, 24-Maarso-2024: Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta shir-guddoomiyay kulanka Golaha Wasiirrada ee Dowladda Hirshabeelle. Ugu horreyn waxaa xilalka loo dhaariyay Wasiirrada Wasaarradaha Qorsheynta, Caafimaadka iyo Batroolka...

Madaxweyne Xasan Sheikh oo gaaray degmada Maxaas

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya dardar galinta howgalada ciribtirka Khawaarijta ayaa gaaray degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan oo ka mid ah deegaanada udub dhexaadka u...

Reer Nayroobi Berito ma heli doonaan adeega Shirkada Safaricom

0
Nairobi(dayniiile.com)- War ka soo baxay Shirkadda isgaarsiinta ee Dalka Kenya loona yaqaan Safaaricom ayaa lagu faafiyay in xarumaha Nairobi ee adeega safaricom beri oo Jimco ah aysan wax shaqo ah qabaneyn...

Jen.Dayax iyo Macalin Mahdi oo booqdeen Ciidamada ku sugan deegaanka Dhanaane+SAWIRRO

0
Taliyaha ciidanka dhulka ee xogga dalka S/G Dayax cabdi cabdulle iyo taliyaha qaybta guud ee police ka gobalka banaadir macalin mahdi ayaa maanta gaaray deegaanka dhanaane ee gobalka shabelada hoose. Saraakiisha ayaa...

Weight loss

- Advertisement -