Advertisement

Maxaa ka jira in Mareykanku ka digay Weeraro iyo qaraxyo alshabaab ka fulinayaan Garoonka...

0
NAIROBI (DAYNIILE.COM)-Waxaa soo baxaya warar  sheegaya in Mareykanku digniin ka bixiyay weerar iyo qaraxyo Alshabaab la damacsan yihiin Garoonka diyaaradaha Aadan Abdulle ee Muqdisho. Warkaan wuxuu si gaar ah uga soo baxay...

Agaasimaha cusub ee NISA oo Maanta booqday Xarumaha Hay’ada+SAWIRRO

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Agaasimaha cusub ee Hay'ada Nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka  ee NISA C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa maanta booqday xarumaha Hey’adda ee Magaalada Muqdisho. Sanbaloolshe waxaa socdaalka ku wehlinaayay Agaasimihii hore Mahad...

Muxuu salka ku hayaa Howlgalka Milatarigu ka wadaan Geddo+SAWIRRO

0
Hawlgalkaan Oo Ahaa Mid Lagu Baadigoobaayay Haraadiga Kooxda Nabad Iyo Nolaldiidka Ah Ee Argagaxisada Al Shabaab Ayaa Laga Sameeyay Qaar Kamid Ah Degaanada Ku Xeeran Degmada Baladxaawo Xarunta Ganacsiga Gobolka Gedo...

Hay-ada Maareynta Masiibooyinka ” 800 kun ruux ayaa laga cabsibqabaa in roobabku saameyn ku...

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-War goor dhaw ka soo baxay Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ayay ku sheegeen roobabka guga ee bilowday laga cabsi qabo inuu mar kale dhibaato ka gaysyo Dalka. Hay'adu waxay sheegtay...

Maxkamda Maamulka SSC Khaatumo oo Xukun dil ah ku fulisay nin hore dil...

0
Maxkamadda gobolka Sool ee fadhigeedu yahay Laascaanood ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay Mowliid Maxamed Jaamac ah oo 24-kii bishii hore Laascaanood ku dilay marxuum Maxamuud Cali Muuse oo ka...

Diyaarado duqeeyay deegaano Galmudug iyo Hirshabelle ka tirsan

0
Degaanka Baraag-gur-guurte oo qiyaastii 20 KM u jirta degmada Xarardheere ee Koonfurta Gobolka mudug diyaaradaha dagaalka ayaa goordhow duqeymo culus kula eegtay maleeshiyaad badan oo ku sugnaa. Khawaarijta ayaa maalmahan degaankaasi kusoo...

Run miyaa? Ma ogi.

0
Run miyaa? Ma ogi. No. 591 Saaxiibkery Wariye Jacfar maxamed ayaa yiri: Anigana maxaa la ii magacaabaa, Xilalkii waaba dhamaadeene. Mid Agteyda fadhiyo ayaa yiri: Aniga Tolkeeyga oo ay hor socdaan Nabadoonadii iyo Xildhobaanadii...

Madaxweyne xigeenka Puntland oo Ramadaanka dartiis Cafis u fidiya maxaabiis+SAWIRRO

0
War qoraal ah oo ka soo baxay Madaxweyne Xigeenka Puntland Lugatoor ayuu cafis ugu fidiyay tiro ka mida maxaabiista xabsiyada ku xiran fadliga Ramadaanka dartiis. Hadaba qoraalka oo sidiisa h qoran halkaan...

Faaf-faahin Heshiiska Somalia iyo Sacuudiga

0
Muqdisho, Abriil 07, 2024: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gabagabeeyay booqasho rasmi ah oo uu ku tagay Boqortooyada Sucuudi Carabiya kadib martiqaad uu u fidiyey Boqorka...

Maxay tahay abaalmarinta la siiyay ciidamadii Hindida ahaa ee weeraray burcadda Soomaalida ah?

0
=XIGASHO BBC SOMALI= XIGASHADA SAWIRKA,INDIAN VAVY 7 Abriil 2024, 12:43 EAT Taliyaha Ciidamada Badda Hindiya Admiral R.Hamari Kumar ayaa ku abaalmariyey cutubkii ciidanka gaarka ah ee Markabka INS Sharda ‘On-the-Spot Citation’ kuwaas oo fuliyey...

Weight loss

- Advertisement -