Advertisement

Dhacdo naxdin leh: Nin dil iyo dhaawac u geystay wiil uu abti u ahaa...

0
Dhacdo argagax leh ayaa la soo sheegayaa iney ka dhacday xerada Qaxootiga Xagardheer oo ka tirsan xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee dalka Kenya kadib markii nin ku hubeysan Mindi uu dil iyo...

Maxaa kulanka Baarlamaanka isha loogu wada hayaa?

0
MUQDISHO(DAYNIILE.COM)-Maanta oo isniin ah waxaa lagu wargeliyay Xildhibaanada Labada Aqal inay shir isugu yimaadaan kadib markii Taleefoonadooda fariimo loogu wada direy. Warbaahinta iyo baraha bulshada ayaa aad u hadal haya kulanka Saaka...

Taageeraha kooxda Newcastle United ee Barmy oo dib u milicsaday 1970-maadkii si uu u...

0
Junior Turner ayaa sii daayay 'Banks of the River Tyne' ka dib markii la wareegay, wuxuuna hadda qalinka ku duugay 'Ma Tani waa Jidka Yurub' ka hor soo laabashada kooxda ee...

Xuutiyiinta oo maraakiib ku weeraray Badda Cas

0
Waxa wali sii socda weerarada kooxda xuutiyiinnta Yemen ku hayaan maraakiibta mareysa Bada iyagoo si gaar ah u eegta luwa reer Galbeedkab iyo Yuhuuda Laba markab ayay sheegeen inay weerareen saacadihii ugu...

Xasan Sheekh iyo madaxweynayaasha kale ee shaqaaleysiiyay caruurtooda Xasan Sheekh iyo gabadhiisa

0
Maalmihii la soo dhaafay waxaa hadal hayn dhaliyay qaar kamid ah masuuliyiinta dawladda federaalka Soomaaliya oo warbaahinta ka qirtay in ay shaqaaleysiin doonaan qarabadooda. Balse taas waxaa ka horeysay in madaxweynaha qarnka...

Dowlada oo goor dhaw shaacisay qiimaha sanadkaan lagu soo xajin doono

0
War goor dhaw oo saaka ah ka soo baxay Wasaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta Dowlada Somalia  ayaa lagu shaaciyay qiimaha ay ku xajin doonaan xujeyda Soomaaliyeed sankaan 1445/2024. Qiimaha sanadkaan iyo kii...

Wasiirka Amniga gudaha ee Xukuumadda Faderaalka Maxamed Sh Doodishe oo Qaraabadiisa u qoray Mushaar...

0
Wasiirka Amniga gudaha ee Xukuumadda Faderaalka Maxamed Sh Doodishe oo kamid ah wasiirada la kooxda ah Madaxweyne Xassan Sheekh, ayaa tan iyo imaanshihiisa wasaaraddan, waxaan ogaanay in uu mushahaar kale duwan...

Madaafiic Alshabaab ku garaaceen Camaara oo sababay dhimasho iyo dhaawac

0
CAMAARA (DAYNIILE.COM)-Wararka laga helaayo Degmada Camaara ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya in  xalay kooxda Alshabaab  halkaasi madaafic ku soo garaaceen. Weerarkaan madaafiicda oo ahaa Hoobiyayaal ayaa sababay dhimasho iyo dhaawac markii mid...

Farriin ku Socota Dhamman umada Muslimiinta Meel kasto oo Aay ka joogan Dunida Dacaladeeda

0
Labo Xidigle Aadan Maxamuud Calasoow oo ku sodhaawacmay Qarax Miino 09/9/2022 Ka Dhacay Bariga B.weyne Gaar Ahan Deeganka Baardheera Aya La.il Daran Xanuun Dhanka Maskaxda iyo Indhaha Wuxu ku Jiraa kooma (Hospital Digfeer) Dawo io Daryeel...

XOG: Is fahamka Madaxweynaha iyo Muuse Suudi maxaa xiga

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Warar ku dhaw dhaw kulankii Xalay dhexmaray Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh iyo Sanatar Muuse Suudi warar kala duwan ayaa ka soo baxaya. Muuse Suudi oo Madaxweynaha ay iskula dheceen xilka duqa...

Weight loss

- Advertisement -