Advertisement

Qarax Caawa ka dhacay Muqdisho iyo wararka ka soo baxaya

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)- Qarax xooggan oo meelo badan laga maqlay ayaa caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho. Wararka horu dhaca ah ee la helaayo ayaa sheegaya in qaraxa uu ahaa miinada nuuca soo boodada...

Ciidamada NISA oo howlgalo Amni ka fuliyeen Degmada Baraawe+SAWIRRO

0
BARAAWE (DAYNIIKLE.COM)-Ciidamada Nabad sugida iyO sirdoonka qaranka ee NISA ayaa maanta howlgal amni sugid ah waxay ka sameeyeen Magaalo xeebeedka BaraaWe  Gobolka Shabeelaha hoose ee Maamulka Koonfur-Galbeed. Ciidamada ayaa gaadiidkana baarayayay sidoo...

Taliyaha Milatariga oo Midowga Yurub kala wareegay Gaadiid dagaal+SAWIRRO

0
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa Maanta Midowga Yurub kala wareegay Gaadiid dagaal oo loogu tala galay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. S/gaas ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa mid mid...

Xildhibaan Farmaajo “dastuurka hada laga doodayo maaha midkii hore ee waa mid cusub”

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo maanta muuqaal kooban soo duubay ayaa si kulul uga hadlay dooda dastuurka ee ka socota baarlamaanka Soomaaliya. Farmaajo wuxuu sheegay in dowladda ay...

Madaxweynaha “argagaxisada inaan dalkeena ka saarno ayay karaamadeenu ku jirtaa”

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Madaxwaynaha Soomaaliya Dr.Xasan Sheekh ayaa si adag uga hadlay ahmiyada ay u leedahay dagaalka ay kula jiraan xoogaga alshabaab oo aagag badan ay isku hor fahdiyaan. "argagaxisada inaan dalkeena ka saarno...

Shirkii Baarlamaanka maanta maxa ku soo dhamaaday

0
Muqdisho, Maarso, 13,2024: Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kulanka 25-aad ee labada gole ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxaana kulanka...

Sanatar C/qeyb-diid oo ka hor yimid qorshaha Dowlada

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Senetar Cabdi-Xassan Cawaale Qeybdiid ayaa goor dhaw ka hadlay shirka Baarlamaanka ee Dastuurka looga doodayo. C/qeyb-diid wuxuu si kukul uga hadlay qorshaha Dowlada Madaxweyne Xasan ee la doonayo in degdeg wax...

Wariye goor dhaw lagu dhaawacay Cabud-waaq

0
CABUD-WAAQ (DAYNIILE.COM)-C/kariin Axmed Bulxan oo ka tirsan wariyayaasha ka howlgala Magaalada Cabud-waaq ee Gobolka Galgadud ayaa goor dhaw xabad madaxa looga dhuftay. Wariye Bul-xan  oo dhaawac ah ayaa loola cararay goohaha caafimaadka ...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

0
Muqdisuo, Arbaco, 13 March, 2024 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatey ciidamo ka tirsan kumandoska Danab oo dalka Kenya uga soo qeybgaley dhoolatus milateri oo ilaa iyo 23 waddan...

Wasiir Fiqi muxuu kala hadlay UNHCR+SAWIRRO

0
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta waxaa booqasho sharafeed xafiiskiisa ugu yimid mas’uuliyiinta UNHCR oo uu horkacayo Mr. Charles Leonard Mballa oo...

Weight loss

- Advertisement -