Advertisement

Guddoomiyaha Gobolka Sh.Hoose oo ka hadlay iska hor imaadkii dhex maray iyaga iyo Booliiska...

0
Waxaa shalay Iska hor imaad hubeysan uu dhex maray ciidamada Maamulka Koonfur Galbeed ee jagboyntiga ku leh deegaanka Jaziira iyo Ciidamada Booliiska Gobolka Banaadir kaasoo sababay dhimasho iyo dhaawac ah. Guddoomiyaha Maamulka...

Shan arrin oo lagu diidan yahay qorshaha Xasan Sheekh, iyo waxa ka dhalan kara

0
Dr Afyare Cabdi Cilmi Role,Barafasoor cilmibaaris, Jaamacadda City Muqdisho Maalmaha soo socda waxaa la filayaa in baarlamaanka loo keeno heshiisyada Golaha Wadatashiga Qaranka (GWQ) iyo cutubyo ka mid ah dastuurka oo...

Al-Shabaab oo soo dhoobtay wadada xiriirisa Qalimow iyo Balcad iyo Hirshabelle oo ka hadashay

0
Jowhar (dayniiile.com)- Wasiiru Dowladha Ganacsiga iyo Warshadaha Cali Cusmaan Ibraahim (C.Ciid) Dowlad Goboleedka Hirshabelle ayaa daboolka ka qaaday in Alshabaab badan soo dhoobteen wadada xiririsa Degmooyinka Balcad iyo Qalimow islamarkaana ay...

Darbi ku soo dumay guri ku yaal Degmada Kaaraan oo sababay dhimasho badan.

0
Muqdisho (dayniiile.com)-Xaafada Sanca ee Degmada Kaaraan wararka laga helaayo ayaa sheegaya in darbi  soo dumay  uu sababy dhimashada dhowr qofood xalay waqti danbe. Wararka la helaayo ayaa sheegaya inay sedex qofood geeriyoodeen...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dul istaagay baaxadda dhibaatada Roobabka El-nino ee soo gaartay deegaannada...

0
Kismaayo, Nofeembar 26, 2023: Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo uu wehelinayo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa booqday deegaanka Lugloow ee ay ku soo baraceen...

Madaxweynaha Hirshabelle oo Muqdisho soo gaaray+SAWIRRO

0
Muqdisho: 26, Nofeembar, 2023: Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta si diiran loogu soo dhoweeyay Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka. Madaxweynaha waxaa garoonka diyaaradaha ee...

Maxay kaga dhigan tahay Dr.Xasan Sheikh haduu guul ka keeno 5-tiisa Higsi ?

0
Madaxweynaha Soomaaliya Dr.Xasan Sheekh Maxamuud ayaa muda xileedkiisa calaamadeystay inuu guul ka keeno 5 higsi uu tiigsanaayo kuwaasoo kii ugu horeeyay uu maalmo ka hor soo xareystay taasoo ah ku biirista...

Danjire Jabriil Ibaraahim Cabdule ” Safiir Tarsan shaqo fiican ayuu qabtay,aniga halkaas ayaan ka...

0
Muqdisho (dayniiile.com)-Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Dowlada Soomaaliya ayaa maanta Muqdisho ugu sameeyay Munaasabad sagootin ahayd Safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhin doona Dalka Kenya mudane Jabriil Ibraahim Cabdulle kaasoo dhawaan...

Maxkamada Ciidamada oo xukun ku riday eedeysane Alshabaab ka tirsan

0
Muqdisho (dayniiile.com)-Maxkamada Ciidamada qalabka sida ee Dowlada Soomaaliya ayaa maanta xukun ku riday eedeysane ka tirsan Kooxda Alshabaab kaasoo u qaabilsanaa dhanka dhaqaale ururinta. Ninkaan Alshabaabka ka tirsan oo lagu magacabo Xaashi...

Madaxweynaha oo maanta abaal-marino gudoonsiiyay Xildhibaano Aqalka sare ka tirsan+SAWIRRO

0
Madaxweynaha  Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarunta Aqalka Sare maanta kaga qeyb-galay munaasabad lagu abaal marinayey guddiyada, sanatarrada iyo guddoomiyeyaasha guddi-hoosaadyada muujiyey howlkarnimada dheeraadka ah, inta lagu guda jiray kalfadhigii...

Weight loss

- Advertisement -